
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
Maxkmada racfaanka ayaa akiidisay xkunka abadiyada ee hore loogu riday ninkii geystay dil saddex geesla ahaa ee Uppsala. Dadka u dhinta wadne xanuunka oo hoos u dhacay iyo maxkamada racfaanka oo xaqii...
29 Sep 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhan
Postnord iyo Valmyndigheten oo galabta kulan yeelanaya. Dadka iswiidhish ahee adeegsada adeegyada g AI-da oo kordhay. Xildhibaan Maxamed Cali oo ka tirsan xisbiga Vänsterpartiet, oo codsaday fasax lab...
28 Sep 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen
Codadkii ugu badnaa oo dibeadaha laga soo dhiibtay sannadkan. Lacagta kalaamda waxbarashada oo sare loo qaadayo iyo racfaanada doorashada laga qaadanayo oo aad u kordhaya Lyssna på alla avsnitt i Sver...
25 Sep 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen
Dib u celinta qasabka ah ayaa la joojiyay. Kiisas maxkamad oo ay dhici karto in dib loogu noqdo iyo kuleyl imaanaya mar kale Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
24 Sep 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan
Xisbiga V oo ka hadlay Maxamed Cali. 25 sanno oo laga joogo markii Dawit Isaak lagu xiray Eritrea. iyo Xaywaanka Älg-ga oo leh shakhsiyado kala duwan Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
23 Sep 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen
Dhallinyarada Sweden oo cabba cabitaannada tamarta si ka badan dhallinyarada W Yurub. Statens fastighetsverk oo doonaysa in xayndaab lagu wareejiyo safaaradda Israa’iil. Dadka waaweyn oo si ka badan k...
22 Sep 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen
Tirrada shilalkaey xayawaanka duurjoogta ahi sababaan ee ka dhaca waddooyinka Sweden oo kordhay. Andreas Almgren oo ku guuleystay dahabka Adduunka, dhigayna rikoor cusub oo Yurub ah. Labbo qof oo ku d...
21 Sep 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen
Hay’adda Ilaalinta Asturnaanta IMY oo biloowday farriimo sms oo SD u diray dad badan. In ka badan 3.7 milyan oo qof oo horay codkooda u dhiibtay doorashadii sannadkan. Dugsi ku yaalla Oskarshamn oo la...
18 Sep 2min




















