Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Wadamada NATO ayaa hadda qaatay yoolka ah in la kordhiyo miisaaniyadooda difaaca. Anna-Karin Hatt oo sheegtay in cimiladu ay tahay in xukuumad kasta ay mudnaanta siiso. Jimmie Åkesson oo raaligelin waydiistay yuhuudda Iswiidhen.

Avsnitt(500)

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Wiil dhallinyaro ah oo toogasho loo soo xiray. Nin is-dilay ka dib markii la tarxiilay. Wiil 14-jir ah ayaa ku dhintay goob shaqo.

6 Mars 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Nin dhallinyaro ah oo lagu xukumay 14 sannadood oo xabsi ah iyo masaafurin. Bandhig: Dadka khiyaanada ku qaata taageerada oo laga xii kari doono nidaamka. Carruurta iyo dhallinyarada yar oo helaya t...

5 Mars 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Cimilada Maarso oo aan si aan caadi ahayn u diiran. Khalad laga helay barnaamijka baarista naasaha. Hanjabaad keentay in arday guryaha loo diro.

4 Mars 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Qof loo qabtay toogashooyin ka dhacay Stockholm. Warqadaha cashuur celinta dijitaalka oo la soo dirayo. Tirada kiisaska hargabka ayaa sii kordhaya.

3 Mars 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Iswiidhen ayaa ka qayb galaysa kulan lagu qaban doono magaalada London. Waxaa caawa dhalatay bishii Ramadaan. 7.4 milyan ayaa dhagaystay baahinta Raadiya Iswiidhen iyo barnaamijyadaba inta lagu guda j...

28 Feb 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Shalay galab ayaa nin lagu toogtay xaafadda Andersberg ee ku taalla magalaada Gävle. Lamaane ku nool magaalada Skåne ayaa lagu xukumay toban bilood oo xarig ah. Xilliga guga ayaa maanta soo gaaray Sto...

27 Feb 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Haweeney Iswiidhish oo 30-meeyo jir ah ayaa lagu xiray jasiiradda Lanzarote. Bukaanno tiro yar ayaa helay daryeelka khasabka ah ee dhimirka sannadkii 2023. Ugu yaraan 40 qof ayaa calool xanuun ku soo ...

26 Feb 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Nin 20 jir ah ayaa fiidnimadii Isniinta toogashu lagu dilay xaafadda Alby. Salwan Najem ayaa racfaan ka qaadanaya xukunkii lagu riday. Emil Källström ayaa shegay in uusan doonaynin in uu qabto xilka h...

25 Feb 20252min

Populärt inom Politik & nyheter

svenska-fall
p3-krim
aftonbladet-krim
flashback-forever
rss-krimstad
rss-sanning-konsekvens
spar
rss-vad-fan-hande
motiv
aftonbladet-daily
rss-krimreportrarna
rss-flodet
olyckan-inifran
grans
rss-frandfors-horna
politiken
blenda-2
dagens-eko
krimmagasinet
rss-aftonbladet-krim