Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Haweeney lagu xukumay inay ku gacan siisay caruur iney qaraxyo fuliyaan. Wiil dhalinyaro ah oo loo gacan geliyay dalka Denmark. Xisbiga Miljöpartiet oo Ebba Busch ku dacweeyey guddi hoosaadka dastuurka baarlamanka.

Avsnitt(1000)

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Turkiga oo ogolaada codsiga Iswiidhan ee ku biiritaanka NATO, ayaa laga yaabaa in uu dheeraado sida sheegey mid ka mid ah professor Huseyin Bagci oo wareysi siiyey SVT. Turkiga oo ogolaaada codsiga Iswiidhan ee ku biiritaanka NATO, ayaa laga yaabaa in ay waqti dheer qaadato sida uu sheegey professor Huseyin Bagci. Tan iyo sannadkii 2017 tirada carruurta iyo dhallinyarada xiriir la leh cilmu-nafsiga carruurta iyo dhallinyarada ayaa kordhay 14 boqolkiiba iyo warar kale.

23 Maj 20223min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ururka xiririka booliska Sweden ayaa si adag uga falcelinaya in shuruudihii aqooneed ee tababarka booliska hoos loo dhigay mar kale. Dowladda ayaa go'aan ku gaartay in cudurka viruska Fin-daanyeerka loo aqoonsado cudur guud oo khatar ah iyo warar kale

20 Maj 20223min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Sugitaanka baasaboor cusub ee Sweden ayaa sii dheeraandoona sida aan warka ku heley, waxaana la sheegey in ay sababtu tahay cilado farsamo, iyo ururadda xagjirka ee garabka midig ayaa u muuqda hadda in ay aad ugu howlanyhiin dhanka internetka oo ay ku faafiyaan fikiradooda, iyo warar kale

19 Maj 20222min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Kadib rabshadihii dhacay Easter-ka oo ay ku dhaawacmeen tiro badan oo boolis ah, ayaa waxaa billowday baaritaan horudhac ah oo ka dhan ah taliska booliiska, Xisbiga Miljöpartiet ayaa soo hordhigay baarlamanka Iswiidhen shuruudda ah in sida ugu dhakhsiyaha badan loo dejiyo xeer cusub oo ka mamnuucaya in Iswiidhen la keeno quwada nukliyeerka, iyo warar kale

18 Maj 20223min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Shalay ayay ahayd markii madaxweyne Erdogan uu sheegay in Turkigu aanu haa odhan doonin xubinimada Iswidhan ee NATO. Isbedello ayaa lagu sameeyey shuruudihii la xiriirey dalabaadka taageerada dhaqaale ee ururrada diiniga ah, iyob warar kale

17 Maj 20223min

Wararka maanta ee Radio Sweden

Wararka maanta ee Radio Sweden

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Wasiiradda arrimaha dibadda ee Midowga Yurub ayaa hadda ka wada hadlaya dagaalka ka socda Ukraine, balse shirkan ayaa waxaa hareeyay go’aanka cunaqabateynta lagu saarayo Ruushka, Ciidanka cirka ee Iswiidhen ayaa soo bandigaya dhoolatusyo, xagga cirka iyo warar kale

16 Maj 20222min

Wararka Maanta ee Radio Sweden

Wararka Maanta ee Radio Sweden

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Xubinnimada Iswiidhen ee NATO waxay noqon doonta "ka hortag khilaaf", sida ay maanta sheegtay Ann Linde. Tirada kiisaska la xaqiijiyay ee covid-19 ayaa wali sii yaraanaya Sweden iyo warar kale.

13 Maj 20223min

Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Xisbigga Kristdemokraterna ayaa sheegey in ay san qaadaci doonin raadiyaha Iswiidhan, kadib markii xisbigu la shirey howlwadeenada radiyaha Iswiidhen, ayuu xisbigu shaaciyey arinkan mar uu waraysi ay siisay Ekot, Paludan oo ogolaansho ka helay boliiska si uu baanbaxyo ugu qabto degmadda Örebro iyo warar kale.

12 Maj 20224min

Populärt inom Politik & nyheter

aftonbladet-krim
p3-krim
fordomspodden
rss-krimstad
motiv
rss-viva-fotboll
flashback-forever
aftonbladet-daily
svenska-fall
rss-sanning-konsekvens
rss-vad-fan-hande
grans
dagens-eko
rss-krimreportrarna
olyckan-inifran
rss-frandfors-horna
blenda-2
krimmagasinet
rss-flodet
rss-svalan-krim