Warka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

  • Waxa soo if-baxay warka sheegaya in shaqo joojinta duuliyayaasha ee SAS ay bilaabantay maanta ka dib markii shirkadda SAS iyo ururrada duuliyayaasha ay heshiis gaari waayeen.

  • Qiimaha Batroolka iyo Naaftada labadaba ayaa sare u kacay oo la kordhiyey maanta oo Isniin ah.

  • Xisibga Moderaterna ayaa doonaya in la joojiyo canshuur kordhinta Iswiidhan mustaqbalka soo socda.

Populärt inom Politik & nyheter

svenska-fall
p3-krim
motiv
rss-krimstad
aftonbladet-krim
spar
flashback-forever
rss-viva-fotboll
politiken
rss-sanning-konsekvens
rss-krimreportrarna
blenda-2
fordomspodden
rss-svalan-krim
grans
rss-frandfors-horna
olyckan-inifran
svd-dagens-story
rss-flodet
rss-vad-fan-hande