Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

  • Ciidanka booliiska ee magaalada Stockholm ayaa gacanta ku dhigey nin looga shakisanyahay in uu riday rasaas lala beegsaday roondo ciidanka booliska ka tirsan mar ay xalay ku sugnaayeen xaafada Rinkby ee dhacda woqooyi galbeed ee Stockholm.

  • Hoowlihii uu ciidanka ammaanku ku ilaalinayay ololihiisii doorashada ee siyaasiga xagjirka ee daanishka-iswiidhishka Rasmus Paludan iyo rabshadihii goobahaasi ka dhacay ayay ciidanka ammaanka kaga baxday miisaaniyad gaarsiisan 43,5 malyan oo koron iyo warar kale

Populärt inom Politik & nyheter

svenska-fall
p3-krim
rss-krimstad
motiv
flashback-forever
aftonbladet-krim
spar
rss-sanning-konsekvens
rss-viva-fotboll
krimmagasinet
rss-krimreportrarna
blenda-2
politiken
rss-vad-fan-hande
fordomspodden
svd-nyhetsartiklar
rss-frandfors-horna
olyckan-inifran
rss-flodet
grans