Warark maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warark maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

  • Dadka hore u sii codeynaya ka hor inta aan la garin maanlinta doorashada 11 Sep ayaa kordhay sanadkaan marka la barbadhigo doorashadii tan ka horeysay 2018 Dadka hore u sii codeynaya ka hor inta aan la garin maanlinta doorashada 11 Sep ayaa kordhay sanadkaan marka la barbadhigo doorashadii tan ka horeysay 2018 kii.

  • Qiimaha batroolka ayaa hoos u sii socda oo hadda wuxuu ka hooseeyaa 19 karoon markii ugu horeysay tan iyo bilowgii Febraayo ee sanadkan. Litirkii bensinka ah wuxuu ku kacayaa 18 krone iyo 98 öre ka dib markii laga dhimay 25 öre.

  • Alaabada ay caruurtu ku ciyaarto ee mustacmalka ah ayaa waxaa ku jira walxo sun ah oo kiimiko ka sameeysan taas oo ay tahay in caruurtu tahay in ay si taxdar leh u isticmaalaan. Alaabada carruurtu ku ciyaarto ee aan cusbeeyn ayaa lagu talinayaa in aan dib loo isticmaalin.

Avsnitt(1000)

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Afart qof oo loo xiray eedeymo musuqmaasuq ka dhacay nawaaxiga Stockholm, Nin looga shakisanyahay khiyaamo 13 milyan oo dacwad lagu soo oogay SMHI ka digaysa baraf xooggan oo ka dhacaya Gobolka Skåne.

11 Feb 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

- Iswiidhan oo taariikh ka dhigtay ciyaaraha olombikada Talyaaniga ka socda. - Nin naagtiisa dilkeeda qirtay . - Dad badan oo la ildaran balwada khamaarka.

10 Feb 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

- Sweden oo kaalmo dheeraada siin doonta yukrayn. -Laba nin oo kamida dadka banaanka ka hagayay iibka daroogada oo rumaan lagu amray. -Daryeelka dhimashada ka hor oo aan fiicnayn guud ahaan sweden.

9 Feb 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

- Nin 40 jir ah ayaa maxakamada Solna kusoo oogtay dacwad ah hanjabaad sharci darro ah. -Haweenay ayaa lagu xukumay xabsi ka dib markii ay faraxumaysay ilmo. -Dalabka khamriga maraykanka ee suuqyada S...

6 Feb 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Tirada kiisaska RSviruska ee la soo wariyey inay kordhayaan Xukuumadda oo dooneysa fududeynta tarxiilka dadka kufsiga geysta Duufaan baraf cusub oo ku soo fool leh qaybo ka mid ah Skåne

5 Feb 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Maxkamadda racfaanka oo adkeeysay xukun loo ridey fal cunsuriyeed. Shan qof oo loo maxkamadeeyey dilkii saddexda qof ee magaalada Uppsala. Wakaaladda canshuuraha oo cubooneeysiineysa adeegoodda elektr...

4 Feb 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

22 bog ayaa si sharci darro ah loogu iibinayaa dawooyin Xukuumadda oo doonaysa in baarlamanka loo yeero xagaaga Wiil aan qaangaarin oo la qabtay kadib qarax ka dhacay Haninge

3 Feb 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Laba qof oo meyd ah laga helay Falköping Dhibbanayaasha toogashadii Risbergska oo laga yaabo inay segeen magdhowga Israel oo dalbanaysa in hayado gargaar ay ka baxaan Gaza

2 Feb 2min

Populärt inom Politik & nyheter

aftonbladet-krim
motiv
rss-krimstad
p3-krim
blenda-2
rss-viva-fotboll
flashback-forever
spar
svenska-fall
rss-sanning-konsekvens
aftonbladet-daily
fordomspodden
rss-krimreportrarna
svd-dokumentara-berattelser-2
rss-vad-fan-hande
rss-frandfors-horna
rss-flodet
olyckan-inifran
svd-ledarredaktionen
krimmagasinet