Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warka Raadyaha Sweden

Xildhibaannada baarlammaanka Sweden oo isniinta foodda innagu soo haysa dooran doona af-hayeenkii baarlammaan.

Go'aankii xukuumadda ee ahaa in ay qaar ka mid ah wakhtiyada fasaxa iskuulka la dhigto ayaa waxaa ka hor yimid macallimiin badan.

Sannadka foodda innagu soo haya ayaa caqabad ku noqon doona shirkado badan kolka si aad ah kor loogu qaado qiimaha kirooyinka.

Populärt inom Politik & nyheter

svenska-fall
p3-krim
rss-krimstad
flashback-forever
motiv
rss-viva-fotboll
aftonbladet-krim
rss-sanning-konsekvens
spar
krimmagasinet
blenda-2
rss-krimreportrarna
politiken
rss-vad-fan-hande
fordomspodden
grans
olyckan-inifran
rss-frandfors-horna
svd-nyhetsartiklar
rss-flodet