Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Degmada Karlskoga ayaa noqotay mid ka mid ah degmooyinkii dalka ugu horreeyey ee ku casunta shaqaalaheeda mushaarkooda 100-kiiba boqol marka uu waalidku galo fasaxa ilmaha.

Abaalmarinta Rights Livelihood ayaa sannadka waxaa ku guuleeystay (hantiyay) dad ka soo jeeda waddammada Soomaliiya, Yukrayn, Fenesuweela iyo Yugaandha

Guusha kooxda hablaha iswiidhishka FC Rosengård ee kubbadda cagta oo qeyb ka ah horyaalka Champions League ayaa haatan diyaar u ah heerka group-yada ka dib markii ay 3-1 ku adkaadeen ciyaartii ugu danbeysay ee isreebreebka oo ay gurigooda kula ciyaareen kooxda Norway Brann fiidnimadii arbacadii shalay (celcelis ahaan 4-2 gool)

Populärt inom Politik & nyheter

svenska-fall
p3-krim
rss-krimstad
motiv
flashback-forever
aftonbladet-krim
rss-viva-fotboll
spar
krimmagasinet
rss-sanning-konsekvens
rss-krimreportrarna
blenda-2
politiken
fordomspodden
rss-vad-fan-hande
rss-frandfors-horna
olyckan-inifran
grans
rss-flodet
svd-nyhetsartiklar