Wararka maanta ee Raadiyo Sweden

Wararka maanta ee Raadiyo Sweden

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Gorgortanka heshiiska mushaarka iyo shuruudaha shaqada ee dhex marayey ururrada shaqaalaha iyo midka shaqa bixiyeyaasha, ee ku saabsan mushaar kordhinta shaqaalaha mushaarka hoose qaata, ayaa noqon doona mid aad u kadeedan.

Xukuumadda Iswiidhen ka talisa ayaa hoos u dhigi doonta sannadka foodda innagu soo haya qaxootiga uu dalkani ka soo qaato dalka dibaddiisa.

Qayladhaan ka soo yeertay ururka kubadda kolayga ee galbeedka Sweden, iyada oo dhawr todobaad kaliya kasoo wareegatay furitaanka cayaaraha sanadlaha ee caruurta iyo dhallinyarada.

Populärt inom Politik & nyheter

svenska-fall
p3-krim
rss-krimstad
motiv
flashback-forever
aftonbladet-krim
spar
rss-sanning-konsekvens
rss-viva-fotboll
krimmagasinet
rss-krimreportrarna
blenda-2
politiken
rss-vad-fan-hande
fordomspodden
svd-nyhetsartiklar
rss-frandfors-horna
olyckan-inifran
rss-flodet
grans