Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

  • Maxkamadda Sare ayaa khamiistii go'aamisay in aaney jirin wax sharci ah oo taageeraya in la mamnuuco khimaarka xijaabka ah ee ay isticmaalaan gabdhaha dhigta dugsiga xannaanada iyo sikuullada hoose.

  • Hoggaanka gaadiidka ayaa bilaabaya nidaam cusub oo uu tareenku ku shaqayn doono, taas oo abuurtay walwal badan.

  • Nidaamka A kassada ayaa mar kale dib u hawl galay iyadoo iminka dadku ay diri karaan saacadaha ay lacagta ku dalbanayaan, iyagoo lacagtana ku helaya wakhtigeeda.

Populärt inom Politik & nyheter

svenska-fall
p3-krim
rss-krimstad
motiv
flashback-forever
aftonbladet-krim
rss-viva-fotboll
spar
krimmagasinet
rss-sanning-konsekvens
rss-krimreportrarna
blenda-2
politiken
fordomspodden
rss-vad-fan-hande
rss-frandfors-horna
olyckan-inifran
grans
rss-flodet
svd-nyhetsartiklar