Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Wasiirka Gaashaandhiga Sweden, Pål Jonson oo booqasho ku tegey dalka Yukreyn. Pål Jonson ayaa la kulmay dhigiisa Wasiirka Difaaca Ukraine Oleksiy Reznikov. Hadda ayaa waxaa la xaqiijiyey in la xirayo dugsiga madaxa bannaan ee Römosseskolan ee ku yaala magaalada Göteborg. Maxkamadda sare ee maamulka ma dhageysan doonto kiiska, sidaas waxaa qortay P4 Göteborg. Hoggaamiyaha xisbiga Nyans oo mar kale loo doortay hoggaanka xisbiga.

Populärt inom Politik & nyheter

aftonbladet-krim
motiv
p3-krim
blenda-2
rss-krimstad
fordomspodden
flashback-forever
rss-viva-fotboll
svenska-fall
rss-sanning-konsekvens
spar
aftonbladet-daily
svd-dokumentara-berattelser-2
rss-vad-fan-hande
rss-krimreportrarna
rss-frandfors-horna
rss-flodet
olyckan-inifran
kungligt
svd-ledarredaktionen