Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Xaaladdii cakirnayd ee qiimaha korontada oo laga yaabaa inay soo gabagaboowdo.

Xagaagii ina soo dhaafay keliya, ku dhowaad hal milyan oo saacado dheeri ah ayay shaqeyeen shaqaalaha kahowlgala goobaha daryeelka waayeelka.

Dalalka Sweden, Estonia iyo Finland ayaa guddiyadooda baarista shilalaka dhinaca hore waxay maanta soo bandhigeen warbixin horudhac ah oo ku aadan markabii rakaabka ee ku deagy badda Baaltika sannadkii 1994 oo ey ku geeriyoodeen 852 qof.

Populärt inom Politik & nyheter

motiv
aftonbladet-krim
blenda-2
p3-krim
rss-krimstad
fordomspodden
flashback-forever
rss-viva-fotboll
svenska-fall
svd-dokumentara-berattelser-2
rss-sanning-konsekvens
aftonbladet-daily
rss-vad-fan-hande
spar
rss-flodet
olyckan-inifran
rss-krimreportrarna
rss-frandfors-horna
grans
dagens-eko