Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Xukuumadda ayaa doonaysaa in la hirgeliyo diiwaan qaran ee ogolaansho shati dadyoowga haya waxyaabaha qarxa. Falka sharaf-dhowrka ayaa ka dambeeyay mar uu sannadkii hore wiil ku dilay hooyadii magaalada Göteborg, sida ay go'aamisay maxkamadda racfaanka ee galbeedka Iswiidhen. Sabtidii ayaa la qabtay kulan looga xaajoonayay dhibaatooyinka cabashada ee waalidiinta soomaalida ee Iswiidhen ku dhaqan.

Populärt inom Politik & nyheter

aftonbladet-krim
motiv
p3-krim
rss-krimstad
fordomspodden
blenda-2
flashback-forever
rss-viva-fotboll
aftonbladet-daily
rss-sanning-konsekvens
svenska-fall
rss-vad-fan-hande
rss-aftonbladet-krim
svd-dokumentara-berattelser-2
grans
olyckan-inifran
spar
rss-expressen-dok
rss-krimreportrarna
dagens-eko