Adeeg Wanaag

Adeeg Wanaag

Public services in Somalia are highly limited due to the weakness of government institutions struggling to recover from destruction caused by conflict. However, even those government services that do exist fail to serve people effectively. Access to public services is a fundamental right for Somali citizens. Join Aweis Ahmed, the director of the SPA Policy Lab, and his guests, who will intensely discuss the public service matters in Somalia in the Adeeg Wanaag podcast.

Den här podcasten är hämtad från ett öppet RSS-flöde och publiceras inte av Podme. Den kan innehålla reklam.

Avsnitt(64)

Wacyiga Bulshada ee Dawooyinka La Isku Cadeeyo & Khatartooda

Wacyiga Bulshada ee Dawooyinka La Isku Cadeeyo & Khatartooda

Sanadahii dambe waxaa kordhay bulshada qeybo ka mid ah oo is caddeynaya ama midabkooda doorinaya, iyagoo ujeedkoodu yahay in ay qurux dheeraad ah ka helaan. Dadka is caddeeya waxa ay adeegsadaan dawoo...

12 Aug 202449min

Biyo-mareennada iyo Bullaacadaha Muqdisho

Biyo-mareennada iyo Bullaacadaha Muqdisho

Dagaallada sokeeye waxa ay sababeen burbur iyo dayac ku yimid guud ahaan biyo-mareennada, bullaacadaha iyo goobaha biyaha lagu keydiyo ee magaalada Muqdisho. Waxaa ka dhashay in biyaha roobabku ay fad...

31 Juli 202432min

Adeegga Madadaallada & Saameynta Dhaqan-dhaqaale ee Bulshada

Adeegga Madadaallada & Saameynta Dhaqan-dhaqaale ee Bulshada

Adeegga madadaallada, gaar ahaan musalsallada, waxaa caan ka ahaa gudaha dalka musalsallada qalaad sida kuwa Meksikaanka, Carabta, Hindida, Turkida, Kuuriyaanka iyo qaar kale. Sanadihii dambe waxaa so...

17 Juli 202459min

Tayeynta Waxbarashada & Kaalinta Dugsiyada Gaarka Loo Leeyahay

Tayeynta Waxbarashada & Kaalinta Dugsiyada Gaarka Loo Leeyahay

Tan iyo burburkii dalka, waxbarashada aasaasiga ah inteeda badan waxaa gacanta ku hayay hay’ado samafal ah iyo kuwo gaar loo leeyahay, halka kaalinta dowladdu aysan ka marneyn balse ay aad u koobneyd....

23 Juni 202443min

Wacyiga Bulshada ee Xanuunnada Nafsiga ah & Daweyntooda

Wacyiga Bulshada ee Xanuunnada Nafsiga ah & Daweyntooda

Dagaallada sokeeye waxay sababeen burbur xooggan oo ku yimid guud ahaan adeegyada caafimad ee dalka, gaar ahaan adeegyada caafimaad ee la xiriira xanuunnada dhimirka ku dhaca. Daraasaddii ugu dambeysa...

17 Apr 202444min

Saameynta Tartanka Cayaaraha Dowlad-goboleedyada & Gobolka Benaadir

Saameynta Tartanka Cayaaraha Dowlad-goboleedyada & Gobolka Benaadir

Tartamada cayaaruhu waa mid ka mid ah dhacdooyinka bulshada ee ugu sameynta badan dunida. Adeegga madadaalada oo ay ka helaan dadka waxaa wehliya in ay qeyb weyn ka qaataan is dhexgalka, jiheynta iyo ...

3 Mars 202459min

Saameynta Isbeddelka Cimilada ee Soomaaliya

Saameynta Isbeddelka Cimilada ee Soomaaliya

Isbeddelka cimiladda ayaa saameyn ballaaran ku yeeshay dunida guud ahaan gaar ahaan Soomaaliya. Isbeddelka cimilada waxaa ka dhashay dhibaatooyin dhaqaale iyo kuwo bulsho. Si looga hortago ama xal loo...

7 Feb 202438min

Bixinta Kaarka Aqoonsiga Dadweynaha

Bixinta Kaarka Aqoonsiga Dadweynaha

Kadib buburkii dalka ka dhacay sanadkii 1991, waxaa meesha ka baxay nidaamkii kaararka aqoonsiga dadweynaha, kaasoo udub dhexaad u ahaa helidda adeegyada asaasiga ah sida caafimaadka iyo waraaqaha soc...

10 Dec 202359min

Populärt inom Utbildning

historiepodden-se
rss-bara-en-till-om-missbruk-medberoende-2
det-skaver
nu-blir-det-historia
harrisons-dramatiska-historia
not-fanny-anymore
roda-vita-rosen
johannes-hansen-podcast
rss-viktmedicinpodden
allt-du-velat-veta
sa-in-i-sjalen
rss-autismandan
rikatillsammans-om-privatekonomi-rikedom-i-livet
i-vantan-pa-katastrofen
sektledare
rss-max-tant-med-max-villman
rss-basta-livet
rss-traningsklubben
psykologsnack
rss-okrystat