
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan
18-jira lagu tuhunsan yahay inuu ka dambeeyay dilkii isniintii ka dhacay Malmö ayaa ka soo baxsaday goob ay laanta adeegga bulshadu ku meeleeysay. Shirkadda tareemmada ee SJ ayaa joojin doonta khadka ...
27 Elo 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan
Toogasho ka dhacday maanta xaafadda Rosengår ee magaalada Malmö oo qof ku geeriyooday. Nin 35-meeyo jir ah ayaa ku geeriyooday magaalada Uddevalla kadib shil la xiriiray baaskiilka korontada ee lugta ...
26 Elo 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Dad ka badan ayaa muddo dheer shaqa la'aan ah, marka loo eego tirakoobyada cusub ee wakaaladda tirakoobka ee magaceedaa loo soo gaabiyo SCB. Wakaaladda macaamiisha ayaa hadda go'aansatay in ay baarto ...
23 Elo 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Dalka Jarmalka ayaa dacwad lagu soo oogey laba nin oo weerar argagixiso ku qaadi lahaa xarunta baarlamanka Iswiidhen. Xukuumadda Iswiidhen ayaa u magacoowday ergey gaar ah dalka Yukrayn. Bangi kale oo...
22 Elo 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Ka dib hoos u dhisgistii shalay dulsaarka hagidda ee Bangiga Qaranka ey hadda dhowr bangi dhimeyaan ribada deeymaha guryaha. Nin 35-meeyo jir ah ayaa lagu soo eedeeyey tuhun la xiriira afar kiis oo is...
21 Elo 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Shirkadda dhismaha ee JM ayaa ku wargelinaysa iney shaqada waayi doonaan 145 shaqaale oo uga howlgala Iswiidhen. Hoggaanka degmada Göteborg ayaa ku wareejin doona nus bilyan karoon beerta raaxada ee L...
20 Elo 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Iswiidhen ayaa lagu qabtay nin lagu tuhunsan yahay inuu ka dambeeyay fal argagixisnimo oo ka dhacay dal kale. Islaantii dhashay Rawa Majid, oo loo yaqaanno dawacadii kurdishka, aya lagu qabtay deegaan...
19 Elo 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan
Iswiidhan ayaa laga helay kiiskii ugu horreeyay ee noocyada cusub ee cudurka fayraska mpox. Nin ayaa laga helay cudurkan magaalada Stockholm, ka dib markii uu ku ka soo laabtay Afrika. 20 qof ayaa lag...
16 Elo 20242min






















