
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Saddex qof oo rummaanka loo dhigey faldembiyeed oo ka dhacay xaafadda Södermalm ee Stockholm.Saddex qof oo kale oo lagu soo oogey iney ka dambeeyeen dil nin soddome...
15 Elo 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Maxkamad Jarmal ah ayaa u yeertay muwaadin reer Yukreeyn ah, kaas oo looga shakisan yahay inuu ku lug lahaa qarxinta dhuumaha gaaska Nord Stream ee badda Baltikada ee sanadkii 2022. Kiiskii Baaritaank...
14 Elo 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan
Waxaa hadda caddaatay inuu sarkaal ka tirsan boliiska uu ka howlgeli doono dalka Danmark, sida ay ku warrantay laanta idaacadda ee P4 Malmöhus. Maxkamadda sare ee Sweden ayaa go'aan ku gaartay inaanay...
13 Elo 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Swiidhen
Haweeney u geeriyootey dhaawac ka soo gaarey shil baabuur magaalada Linköping iyo qaar kale oo ku dhaawacmey. Sicirka cuntada oo kor u kacay 0,2 boqolkii bishii luulyo. Qajaarka iyo baradhada ayaa ugu...
12 Elo 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Dalka Danmark ayaa adkeeyay baarista xuduudda uu la wadaago Sweden. Ninkii horaantii todobaadkan loo xiray tuhun dil ah ee magaalada Malmö, ayaa hadda dacwad oogayaasha ka codsadeen in xabsiga la dhig...
9 Elo 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Wixii ka dambeeyay bishii abriil ee sannadka ayey 25 kiis oo xiriir la leh gaaniska reer Iswiidhen ey ka dhaceen dalka Danmark. Qiimaha lacagta koronka Iswiidhishka ayaa kor usoo kacay marka loo eego ...
8 Elo 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Intii lagu guda jirey bishii Luulyo ayey 19 qof biyo ku harqadeen. Nin iyo naag ayaa lagu qabtay xuduudda Iswiidhishka, kuwaasi oo lagu tuhunsan yahay qarax fiidnimadii xalay ka dhacay magaalada Koben...
7 Elo 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Boliiska ayaanay hadda u muuqan xiriir cad oo ka dhexeeya saddex qof oo ku geeriyoodey magaalada Skelleftå, kuwaasi oo ka wada shaqeeyn jirey warshadda Northvolt. Nin 35-meeyo jir ah ayaa lagu soo oog...
6 Elo 20242min






















