
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Labo nin ayaa xabsiga loo taxaabay kadib markii looga shakiyay inay ku lug lahaayeen dilka wiil 25 jir oo ka dhacay magaalada Borås. Safarada hawada ee gaaroonka dayuuradaha Landvetter ayaa kordhay. T...
5 Elo 20242min

Maanta iyo wararka raadiyaha Iswiidhen
Ciyaaryahanka reer Iswiidhen eeTruls Möregårdh ayaa u soo baxay cayaarta faynalka ee kubbadda miiska ee ciyaaraha Olombikada Baariis. Degmada Sunne ee gobolka Värmland ayaa xabsiga loo taxaabay siyaas...
2 Elo 20242min

Maanta iyo wararka raadiyaha Iswiidhen
16 jir iswiidhish ah ayaa lagu tuhunsan yahay isku day dil oo ka dhacay xaafadda Nørrebro ee magaalada Kobenheegan. Xiisaha loo qabo gawaarida Korontada ku shaqeeya oo hoos u dhacay. Barka koonfureed ...
1 Elo 20242min

maanta iyo wararkii ugu dambeeyey ee raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ra'iisul wasaaraha Iswiidhen Ulf Kristersson oo mar kale ku celiyay digniinta ah in aan loo safrin Lubnaan. KooxdaTaalibaan oo jaray xiriirkii ay la lahaayeen dhow...
31 Heinä 20242min

Maanta iyo wararka raadiyaha Iswiidhen
Labbo qof oo meydkooda laga dhex helay gaari gubtay oo loo maleeynayo inay u dhasheen Ingiriiska. 50 jir ka shaqeyn jiray goobaha adeegyada guryaha loona heeystay dilkii haweeney da' ah inuu dilay oo ...
30 Heinä 20242min

Maanta iyo wararkii ugu dambeeyey ee Raadiyaha Iswiidhen
Wiil 15 jir ah ayaa loo xiray ku lug lahaansho looga shakisan yahay dil ka dhacay Bagarmossen oo dhacda koonfurta Stockholm horaantii bishii Luulyo. Toogasho ka dhacday magaalada Jävla ayaa lagu dhaaw...
29 Heinä 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Caawa waxaa magaalada Paris ka furmaya ciyaaraha Olimbikada. Sannadkan iyo sannadaha soo socdaba waxaa la filayaa inay Iswiidhen magangalyo doon u soo doontaan dad ka tiro yar intii hore. Inta lagu ji...
26 Heinä 20241min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Inkasta oo xiise ballaaran loo hayo difaaca madaniga ah ayey askar kummanaan gaareya uga baxeyaan wakhtiga oo ku yar. Wiil 18 jir ah ayaa loo qabtay qarax ka dhacay Upplands Väsby arbacaddii shalay, s...
25 Heinä 20242min






















