
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Maamule shirkad dhisme ah oo ku taal Stockholm ayaa lagu soo oogay, waxyaabo oo ay ka mid yihiin ku danayasiga dadka u shaqeeya shirkadda. Gabadhii la tuhunsanaa in lagu dilay magaalada Landskrona aya...
24 Heinä 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Nin 20 jir ah ayaa lagu xukumay 16 sano oo xarig ah kadib markii uu nin oday ah ku dilay degmada Åstorp. Ku dhawaad 20,000 oo shatiga ama leeysanka baabuurta ayaa lala noqday qeybtii hore ee sanadkan,...
23 Heinä 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Haweeney ayaa lagu eedeeyay inay ku sumeysay gabadheeda oo saddex sano jir ah daroogo. Bartamaha magaalada Malmö, ayaa qof loo qaaday isbitaal ka dib markii xalay gaari xawli dheereya ku socda uu ku g...
22 Heinä 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan
Nin ayaa ku geeriyooday kadib markii uu ku qarqamay magaalada Norrtälje. Maxkamadda racfaanka ee Svea ayaa xaqiijisay in lagu xukumay kow iyo toban sano iyo toban bilood oo xarig ah nin 41 jir ah. Aal...
19 Heinä 20241min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan
Dambiyada la xiriira maandooriyaha ayaa kor u kacay sanadkan. Booliska caalamiga ah ee Europol ayaa ku lug yeeshay ka dib mowjado tuugo ah oo dhawaan ka dhacay magaalada Stockholm. Beerta madadaalada ...
18 Heinä 20241min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan
Roobab xoogan ayaa ka da'ay xeebta galbeed, taasina waxay carqallad ku noqotay tartanka kubbadda cagta ee Gothia. Nin ayaa la ganaaxay ka dib mar uu ku kaxeeyay gaari xowlii garaaya 246 kilomitir saac...
17 Heinä 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Wiil 17 jir ah ayaa loo xiray sabab ah in looga shakisan yahay dilka wiil lagu toogtay xaafadda Bagarmossen. Hadda waxaa la ogolyahay in lagu toogto bannanka magaaladda Skellefteå labada shimbir ee ah...
16 Heinä 20243min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Nin iyo naag ayaa la xidhay toddobaadkan dhamaadkiisa , ka dib markii booliisku ka heleen xaruunta dhexe tareenada ee Stockholm shay halis ah. Salwan Momika oo ah ninkii kitaabka Qur'aanka gubay ayaa ...
15 Heinä 20241min






















