
Wararka Raadiyaha Iswiidhan
- 80 qof ayey hay`adaha dowladu soo sheegeen. - Nin 21 jir ah lagu qabtay spain oo ka tirsanaa Dalennetverk. - Liberalka oo raba in uu taageero KD hadii iyaguna taageeraan.
3 Elo 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan.
-Tallaalka busbuska oo bilaash noqon doona sanadka dambe. -Dadka la doorto oo hanjabaad la kulma. -Dhageysiga qarsoodiga booliska oo kordhay.
31 Heinä 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan
- Dadka Iswiidhishka ee dalka dibadiisa ku nool oo badan codeyn doono. - Haweenaydii la`laa ee shilka Tjörn oo maydkeediii la helay. - Nin labaatan jir ah oo lagu xukumay 10 sano.
30 Heinä 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan
- kooxdii itoobiyaanka ee ka soo qaybgashay tartanka Gothia cup oo dib ulaaban. - GDP-ga Iswiidhan oo hoos udhacay boqolkiiba 0.2. - Shilkii doonta ee ka dhacay Tjörn oo la soo afjaray.
29 Heinä 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan
- Lama oga tirada dadka tallaalka TBE ee qaniinka qaatay. - Dhalinyaro ayaa lagaga soo daadgureeyay diyaaradaha qumaatiga ukaca buurta Kebnekaise. - Nin 40 jir ah ayaa udhintay dhaawac ka soo gaaray b...
28 Heinä 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan
- Haween dhowr ah ayaa si qaldan ilmo-galeenka looga saaray. - Laba carruur ah ayaa laga helay gaariga aqalka ah Kalmar. - Kansarka maqaarka ee ku dhaca dadka da`doodu ka hoosayso 50 oo hoos udhacay.
27 Heinä 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan
- Nin baabuur xamuula wadey ayaa saddex bil oo xabsiya lagu xukumay. - Jasiirada Smögen oo dalxiisayaal la ciirciiraysa. - Qof värnamo ku nool oo lacag ku dhow hal milyan in uu soo celiyo laga rabo.
24 Heinä 2min




















