
Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Tiro aad u yar ayaa soo codsanaya kuliyada tababarka macalimiinta. Bisha Agoosto ayaa ahayd bishii ugu badnayd ee la fuliyay khiyanaada dhanka taleefanka, halkaasi oo ay dad badani laga dhacay lacago....
26 Loka 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Xisbiga Socialdemokraterna oo raba in shati cusub lagu xidho shirkada daryeelka caafimaadka si looga ilaaliyo kooxaha dambiilayaasha. Maxkamada Rafcaanka ee Göta oo xukuntay labadii gabdhood ee loo h...
25 Loka 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Laba nin ayaa hadda lagu wadaa in baaritaan lagu sameeyo, baaritaankaas oo ku saabsan xiriirka ay la leeyihiin ninka looga shakisan yahay falka argagaxisnimo oo ka dhacay Brussels ee Abdesalem Lassoue...
24 Loka 20234min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Subaxnimadii Axadii, ayaa la arkay rasaas lagu furay albaabka guri dabaq ah oo ku yaalla magaalada Mölndal ee koonfurta Göteborg. Jimcihii la soo dhaafay ayaa lamaane nin iyo xaaskiisa ah la soo xidha...
23 Loka 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Ninkii geeystay dilkii Brugsell ayaa la hadlay waalidkiii dhaley (hooyadii) ka hor inta uusan fulin fal-dembiyeedkaa. Ururka Gargaarka ee Xisbiga Bidixda, Ururka vänster International Forum (VIF) ayaa...
20 Loka 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Fannankii caanka ahaa ee Lasse Berghagen ayaa maanta geeriyooday. Ciyaarta isreebreebka koobka Yurub ee u dhaxaysa Sweden iyo Beljim ayaana dib loo cayaari doonin. Waxaa Sweden werwer ku abuuray qarax...
19 Loka 20233min

Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Macbadka cibaadada Yuhuudda ee Malmö oo buuxin lahaa 120 sanadood ayaan loo samayn wax xus ah sababo la xidhiidha xaaladda bariga dhexe ka taagan wakhtigan. Shabakadda wararka Alkompis oo laba ka mid ...
18 Loka 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Madaxa xukuumadda Sweden Ulf Kristersson ayaa caddeeyay in laba muwaadin oo iswiidhish ah lagu diley toogasho ka dhacday magaalada Brugsell ee dalka Beljimka. Iswiidhishka ku sugan magaalada Brugsell ...
17 Loka 20233min






















