
Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Qof walba ayaa Sweden isku qori kara cinwaankii uu doono, oo qofka ama dadka hooygaa horey u deggenaana ogaaneyaan marka ey boosto u timaaddo ama iyagu eegaan. Wiil 16-jir ah ayaa Rummaanka loo dhigey...
16 Loka 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Shir madaxeedka sarre oo u dhexeeya wadammada dhaca waqooyiga yurub oo ka dhacaya magaalada Visby, ee gobollka Gotland. Ra'iisul Wasaare Ulf Kristersson (M) ayaa rajo ka qaba in hannaanka ku biiritaan...
13 Loka 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Diyaarad ku soo wajahan Iswiidhen ayaa caawa kasoo baxaysa Israa'iil. Boliiska magaalada Uppsala ayaa mar kale gacanta ku dhigay waxyaabaha qarxa goor dambe ee fiidnimadii arbacadii ina dhaaftay. Film...
12 Loka 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Wadahadalkii shirkadaha dayuurradaha rakaabka ee loogu talagalay daad gureeynta muwaadiniinta Iswiidhashka ee ku sugan Israa'iil ayaa hadda socota. Wiil aan qaangaarin ayaa lagu wadaa in maxkamad lagu...
11 Loka 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Labo ilmood oo aabbahood oo iswiidhish yahay oo ku geeriyoodey duqeymo dhanka cirka ah oo ay Israa'iil ka geysatay marinka Qaza malintii shalay, sidaay sheegtay Ekot. Ku dhowaad bar qaxootiga Ukrayn e...
10 Loka 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Iskuul lagu barto SfI oo ku yaalla magaalada Ludvika ayaa dhawaan laga bilaabay hab cusub oo ardaydayda afka Iswiidhashka lagu baro. Biladda dhaqaalaha sannadka 2023 ee lagu maamuuso Alfred Nobel aya...
9 Loka 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Narges Mohammadi, ahna suxufiyad u doodda arrimmaha xuquuqda bani'aadmka ayaa ku guuleeysatay biladda nobeelka nabadda ee sannadka 2023, sida maanta lagaga dhawaaqay rugta nobeelka ee dalka Noorwey. W...
6 Loka 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Jon Fosse, ahna masraxle u dhashay dalka Noorwey ayaa sannadka ku guuleeystay biladda abaarmarinta nobeelka ee suugaanta. Xukuumadda ayaa hadda u saaraysa baaris lagu eegeyo xeerarka magangelyo doonka...
5 Loka 20233min






















