
Xukun lagu ridey qof Sweden la damacsanaa fal argagaxiso iyo Xiriirka ka dhexeeya infekshanka hooyada iyo autiisamka ilmaha
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
8 Maalis 20192min

Damberg: Taageero balaaran oo loo hayo fikirka maxkamad caalami ah, SMHI oo soo jeedisay digniinta labaad iyo dabaaldegga 8 maarso
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
7 Maalis 20192min

Baaritaanka Maria Wetterstrand oo la eedeeyey, wakaaladda canshuuraha oo digniin soo gudbisey iyo Marya Mursal oo ka tumeysa Stockholm
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
6 Maalis 20192min

Maanta oo ku beegan Fettisdagen. Sanadkan ayaa la bixinayaa laba billadood abaalmarinta suugaanta Nobelka.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. somali@sverigesradio.se
5 Maalis 20192min

130 ka mid ah xaafiisyada shaqada oo la xidhayo. Iswiidhish u dhoofay Daacesh oo raba in la qaabilo. Bangi lagu eedayey lacag dhaqis.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. somali@sverigesradio.se
4 Maalis 20192min

Axadda ayuu dhici doonaa tartanka taariikhiga barafka ee Vasaloppet. Barnaamij loogu magac darey ABC ayaa ka socda xaafada Rinkeby.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. somali@sverigesradio.se
1 Maalis 20192min

Fasax ciyaaraha ee dhallaanka. Rag lagu qabtay garoonka oo malaayin lacag dhoofin lahaa iyo SOS Alarm oo ka cabatay wicitaan.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
28 Helmi 20192min

Caruuraha soomaaliyeed maxeey sameeyan marka lagu jiro fasaxa isboortiga? Iyo Stefan Löfven oo raba in moobeelada laga mamnuuco iskuulada.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. somali@sverigesradio.se
27 Helmi 20192min




















