
Xooghayantii hore ee joogtada Akadeemiyada Sweden oo iska casishay xubinnimadii iyo sannadka oo loo baqayo dadka qaba xasaasiyada faxalka.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. somali@sverigesradio.se
26 Helmi 20191min

Shimbirkii sheekadii "Pippi Långstrump iyo toddobada badood"oo geeriyootay. Löfven oo albaabka ka xidhay xubnihii Daacish u baqooley.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. somali@sverigesradio.se
25 Helmi 20192min

Hayadda MUCF oo abiil ka qaadatay SUM. Saamiga tijaabada ee kansarka ilmogaleenka iyo guddi hoosaadyada oo muran ka taagan yahay.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Mona Ismail Jama mona.ismail_jama@sverigesradio.se
22 Helmi 20193min

Isbedelo lagu sameeynayo xafiiska shaqada iyo maanta oo ku aadan maalinta xuska afka hooyo.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. somali@sverigesradio.se
21 Helmi 20192min

Warbixin cusub oo uu sii daayay ururka Cancerfonden, bukaan socodka iyo dacwadda iyo warbixinta xaafadaha danyarta
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
20 Helmi 20192min

Maxkamadda sare oo xukun ku riday 3 nin, warbixin la xiriirta dadka deggan xaafadaha danyarta iyo guurka khasabka.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
19 Helmi 20192min

Xubnihii Daacish waa in Suuriya lagu maxkamadeeyo, Xisbiga L ayaa yeelan doona hoggaamiye bisha juun iyo Wasiir Cawad oo yimid Sweden.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
18 Helmi 20192min

Wallström oo ka hadashay kulan Stockholm ka dhacay. Dhallaanka dibadda la geeyo si loogu guuriyo iyo dacwad la soo afjaray maanta.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
15 Helmi 20192min




















