
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Shaqaalah ka hoowlgala ciidammada asluubta ayaa intooda badan loo sameeyn doona mushahar kordhin. Inka badan 20 300 oo shillin oo la helay ayaa la soo gaarsiiyay hay'adda rugta dawliga ee xayawaanka. ...
20 Des 20231min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Qaar ka mid ah reer Karlskrona ayaa xalay hurda la'aan ku dhacday kadib markii uu gambaleelka kanisaddu uu muddo saacad iyo dheeraad ah dhawaaqayay . Baaritaankii la xiriiray haweeneeydii iyo wiilkeed...
19 Des 20231min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Shantii shaqaale oo ku geeriyooday shilkii wiishka ayaa maanta goobaha dhismaha ee dalka oo dhan ayaa manta hal daqiiqo oo aamusnaan lagu xusay. Lix qof oo kale ayaa dacwad lagu soo oogay ku waas oo l...
18 Des 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Laba qof ayaa lagu soo oogay inay isku dayeen dilka 15 qof ka dib toogasho ka dhacday xaafada Gotsunda ee magaalada Uppsala. 164 qof oo kale oo ka soo jeeda degmada Kallinge ee Blekinge ayaa dacwaynay...
15 Des 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Boliiska gobolka Skåne ayaa loo fasaxay iney aad u hubeeysnaadaan inta lagu guda jiro ciidda Kirismaska. Qiimaha cunnada ayaa mar kale kor u kacay bishii nofeembar, marka loo barbardhigo oktoobartii k...
14 Des 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Heshiis cusub oo dhinaca cimilada ah oo uu caalmku gaarey. Gudiga shilalka ee gobolka ayaa bilaabay baaritaan ku aadan waxa sababay shilkan. Waxay u egtahay inay noqon doonto laba sano oo adag oo dhan...
13 Des 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen Warbixin laga soo saaray ururka Ibn Rushdi.Khiyaamo baahsan qiimaha iibka ee netka.Ra'iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed iyo hamigiisa badda.
12 Des 20232min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen.
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
11 Des 20232min






















