
Maanta iyo wararka radio Sweden
Boqolaal shaqo oo cusub ayaa ka bannaan hoteellada iyo maqaayadaha Göteborg, xilli boqolaal qof Göteborg ay ka raadsanayaan shaqo maqaayadaha iyo hoteellada. Dawladda oo doonaysaa in la yareeyeo xadka...
29 Jul 20223min

Maanta iyo wararka radio Sweden
Koboca dhaqaalaha Swiidhan oo intii hore ka soo yara hagaagaya. Baaskilada korntada ee Sparkcykel oo laga mamnuucayo jidadka iyo wadooyinka lagu socdo. Wiilkii 18 jirka ahaa ee loo heeystay dilkii lab...
28 Jul 20223min

Maanta iyo wararka radio Sweden
Cabbir lagu sameeyey biyaha bulaacadaha ee magaalada Göteborg oo muujiyay heer sarreeya oo caabuqa Corona ah. Wasiirka difaaca Iswiidhen oo sheegay inaanu waxba ka qabin in la soo rogo canshuur lagu m...
27 Jul 20223min

Maanta iyo wararka radio Sweden
Maxkamada Malmö oo ay ka socoto dhageysiga dacwadda wiil 18 jir ah oo lagu tuhunsan yahay dilkii labo macallin oo lagu dilay dugsiga sare ee Malmö Latin. Tallaalkii ugu horreeyey ee fin-daanyeerka aya...
26 Jul 20223min

Maanta iyo wararka Radio Sweden
Muwaadiniinta dibada ku dhaqan oo muddo laba bilood kadib lumin doona gunnada dammaanadda howlgabka ee (garantipension). 2 sanno ka dib oo dalxiiska galbeedka Iswiidhan soo iftiimayo. Hakad ku yimid t...
25 Jul 20223min

Maanta iyo wararka radio Sweden
Maxkamadda Linköping oo xukun xabsi ah ku riday saddex nin oo lagu soo oogey dembiyo. Xulka kubada cagta gabdhaha Iswiidhan oo caawa Beljim wajahaya. Iyo nin dhalinyaro ah oo Malmö lagu dilay.
22 Jul 20222min

Maanta iyo wararka radio Sweden
Shaqaalaha degmadda Skellefteå oo hannjabaado iyo weeraro loo geeysto kadib fal dambi oo halkaasika dhacay labo usbuuc ka hor. Gabdhaha Iswiidhan iyo Beljim oo berito wada ciyaaraya. Ciidanka ammaanka...
21 Jul 20222min

Maanta iyo wararkii radio Sweden
Kuleyl xun oo Sweden ku soo fool leh iyo waayeelada oo nugul. Tirada kiisaska Covid 19 oo kor u kacay gobolka Stockholm. Iyo nin meydkiisa laga helay degmada Botkyrka ee Stockholm.
20 Jul 20222min






















