
Maanta iyo wararka radio Sweden
Nin 44 jir ah oo loo heystay dilkii Malin Lindström ayaa lagu xukumay 5-sano oo xarig ah. Rakaab kala duwan oo dhaweeyey in la soo af jaray xiisadii u dhaxeeysay SAS iyo duuliyeyaasha diyaaradaha. Siy...
19 Jul 20222min

Maanta iyo wararka radio Sweden
1da Ogoosto oo ay meesha ka baxayaan sharcigii ahaa in la ganaaxo dadka iibsada galmada laguna badali doono xabsi. Xiisadda SAS oo weli ay socdaan wada xaajood u dhaxeeya shirkadaasi iyo Ururka duuliy...
18 Jul 20223min

Maanta iyo wararka radio Sweden
Sverigedemokraterna ka hadlay warbixinta laga qoray buugga loogu magac daray "Buugga cad" ee ka hadlaya sooyaalka buddhistayaasha xisbigga. Cilmi baarayaal helay cilada keenta in raggu wadno xanuun u ...
15 Jul 20223min

Maanta iyo wararka radio Sweden
Xarrunta baasabooradda ee Malmö oo ay yaallaantobaneeyo kun oo baasaboor kuwaas oo dadkii lahaa aysan soo doonan. Gabdhaha kubada cagta Sweden oo xalay ku badiyey 2:1. Xubnaha Nato oo hadda ku baratam...
14 Jul 20223min

Maanta iyo wararka radio Sweden
Wiil da'diisu ka yar tahay 15-jir oo looga shakisan yahay inuu isku dayay inuu dilo gabar sagaal jir ah oo ku nool Skellefteå. Xulalka kubadda cagta gabdhaha Iswiidhan iyo Iswiiserlaand oo caawa lixda...
13 Jul 20222min

Maanta iyo wararka radio Sweden
Berrito oo ay dib u furmayaan wada xaajoodkii u dhaxeeyay shirkadda diyaaradaha SAS iyo ururka duuliyayaasha. Qareeno yaal hore oo la baxay Boqorka iyo Amiirka ayaa maxkamadda degmada Södertörn ku xuk...
12 Jul 20223min

Maanta iyo wararka radio Sweden
Baayac mushtaro badan ayaa la kulma dhibaateyn loo geeysto sida lagu sheegay tiro koobkii ugu dambeeyey ee la soo saaray. Shaqa joojintii duuliyeyaasha shirkadda SAS oo weli halkeedii ka sii socda taa...
11 Jul 20223min

Maanta iyo wararka radio Sweden
Ninkii lagu heystay dilkii Ing- Marie Wieselgren oo lagu dilay Visby, oo rummaanka lagu sii hayn doono. Waxaa aad u soo badanaya xiisaha ay dadku u qabaan in ay tareenka dheereeya ku dhacaan ay deetan...
8 Jul 20223min






















