Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Dhallinyaro ka socota Visby oo ku guuleysatay koobka Adduunka. Xadka xatooyada fudud oo la kordhiyey. Xisbiga Liberal-ka oo doonaya in la mamnuuco xadgudubka ceejada galmada.

Episoder(1000)

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Iswiidhan waxay ku socotaa xaalad hoos u dhac dhaqaale, sida uu sheegay machadka cilmi-baarista is bedbedelka dhaqaale.Hoose u dhacan ayaa loo sababeeye inuu asal ...

21 Jun 20223min

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warkii oo kooban Sweden iyo Finland ayaa maanta oo isniin ah kula kulmi doona xarunta gaashaanbuurta Nato wafdi ka socda dalka Turkiga si ay uga wadahadlaan diidmada Turkiga ee dalalkaasi ey ku doonay...

20 Jun 20223min

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Waddammada Yukrain iyo Moldavia waa in loo ogolaado iney noqdaan waddammo u taagan xubinnimada ururka waddammada ku bahoobey EU, sida ay dawladda Iswiidhen soo jeed...

17 Jun 20222min

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Wasiirrada gaashaandhigga ee NATO ayaa u ballan qaaday hub cusub Dalka Yukreyn, laakiin ma jirin xog cusub oo ku saabsan codsiga Sweden ee ku biiritaanka Gaashaanbu...

16 Jun 20222min

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Barnaamij saaka idaacadda ka baxay oo aad ku maqasheen baahi ballaaran oo loo qabo goobaha xabsiyada iyadoona dembiileyaal uu xukun ku dhacay ey dembiyo kale galaan...

15 Jun 20223min

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Xisbiga moodaraadka iyo hoggaamiyahooda Ulf Kristersson ayaa raba in la mamnuuco guurka ilmo adeerka iyo ilmo abtiga, Dhibaatada dhaawacyada soo gaara ciyaartooyda ...

10 Jun 20224min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Wax-soo-saarka dalka Iswiidan wuxuu hoos u dhacay 0.2 boqolkiiba bishii Abriil, sida uu muujinayo cabirka wax soo saarka gudaha oo laga soo xigtey hay'adda tirakoob...

9 Jun 20222min

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Codbixintii ugu horeysay ee cimilada ee baarlamaanka Yurub (EU) oo ku dhamaatay guul darro lama filaan ah maanta. Laba qareen oo kamid ahaa qareenada magaalada Stoc...

8 Jun 20222min

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
i-retten
stopp-verden
forklart
aftenpodden-usa
popradet
det-store-bildet
nokon-ma-ga
dine-penger-pengeradet
aftenbla-bla
hanna-de-heldige
fotballpodden-2
rss-gukild-johaug
rss-ness
rss-dannet-uten-piano
frokostshowet-pa-p5
bt-dokumentar-2
grasoner-den-nye-kalde-krigen
e24-podden