Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Dhallinyaro ka socota Visby oo ku guuleysatay koobka Adduunka. Xadka xatooyada fudud oo la kordhiyey. Xisbiga Liberal-ka oo doonaya in la mamnuuco xadgudubka ceejada galmada.

Episoder(1000)

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Kadib markii xisbiga Centerpartiet uu ku dhawaaqay in xisbigu uusan taageeri doonin in codka kalsoonida lagala noqdo wasiirka cadaalada Morgan Johansson (S), Awooda...

3 Jun 20223min

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Dawladda Iswiidhen waxay soo jeedinaysaa in hub dheeraad ah la geeyo Ukreyn waxayna maanta u gudbisay baarlamaanka hindise sharciyeedka wax ka bedelka miisaaniyadda...

2 Jun 20223min

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Isbeddelka cimilada, amniga iyo la dagaallanka dambiyada abaabulan ayaa ah waxyaabaha ay Iswiidhan ay diiradda saari doonto marka ay hoggaaminayso shaqada Midowga Y...

1 Jun 20223min

Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Soo saarista Baasaboorka Iswiidhen oo dib-loo billabayo, kadib markii la hagaajiyey ciladdii ku timid mashiinkii soo saari jiray ee dalka Finland, iyo Paludan oo ba...

31 Mai 20222min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Dilaagii Malin Lindström ayaa gacanta lagu dhigey oo ciidanka booliisku soo xireen kadib amarkii maxakamadda Sare ay ku dhawaaqday kiiskan 25 sano kadib geerideed...

30 Mai 20223min

Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Dhowr ka mid ah wargeeysyada Turkida ayaa si gaar ah farta ugu fiiqay shan siyaasi oo Iswiidhish ah oo ey ku eedeeyeen in ay gacan saar la leeyihiin ururka Kurdiyii...

27 Mai 20223min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Maanta waxaa kulmaya wufuud ka kala socota Sweden,Finland iyo Turkiga si ay uga doodaan shuruudaha Turkigu uu ku xiray labada wadan si uu u ansixiyo codsigooda ku ...

25 Mai 20223min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ururka dhaqdhaqaaqa adhileeyda Sweden wuxuu soo dhaweynayaa in dowladdu ay hadda dhimi doonto tirada yeyda Iswiidhen iyo warar kale

24 Mai 20222min

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
i-retten
stopp-verden
forklart
aftenpodden-usa
popradet
det-store-bildet
nokon-ma-ga
dine-penger-pengeradet
aftenbla-bla
hanna-de-heldige
fotballpodden-2
rss-gukild-johaug
rss-ness
rss-dannet-uten-piano
frokostshowet-pa-p5
bt-dokumentar-2
grasoner-den-nye-kalde-krigen
e24-podden