
Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Dawlada oo kordhin doonta lacagta dulsaarka ah ee la saaro deynta ardaydu qaataan sanadka soo socda. Dhakhtar ka hawlgeli jirey Norbotten oo shahwadiisa ku bacrimeyey haween xili uu ka hawlgalayey qay...
29 Nov 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Way adag tahay in telefoon lagu gaadho hayada caymiska dadweynaha shaqaale dhimis la sameeyey awgeed. Dhallaanka fasallada sideed ee Iswiidhen oo kaalinta labaad ka galay su'aalaha arrimaha bulshada i...
28 Nov 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Waxyeellooyinka ra'sumaal ayaa ku soo badanaya iskuullada Falköping. Waxaa jiri doona baraf badan oo ku teedsan xeebta Norrland malmaha Talaadada iyo Arbacada. Goobo ka mid ah Soomaaliya ayaa ku jira ...
27 Nov 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Xukuumadda Iswiidhen ayaa iminka ka falcelisay muuqalkii lagu faafiyey gaar ahaan aaladaha bulshadu ku kulanto luuqadda carabiga, halkaasina oo si khaldan loo tarjumey hadal uu ka soo yeeray madaxa xu...
24 Nov 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Wakaaladda maamulka iskuullada Skolverket ayaa u soo bandhigtay xukuumadda warbixin la xiriirta in la dheereeyo saacadaha waxbarasho ee dhallaanka dhigta dugsiyada hoose fasallada 1-3. Qiimaha cunnad...
23 Nov 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Borofisar ku takhasusay badbaadada waddooyinka Astrid Linder oo ka mid noqotay 100-ka haween ee ugu saamaynta badan siday soo bandhigtay shirkadda adeegga dadweynaha ee Ingiriiska ee BBC. Furriinka hu...
22 Nov 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Iyada oo uu jiro farqi dhanka caafimadka ilkaha ah ayaa haddana dhakhaatiirta ilkuhu waxay xoojinayaan muhiimada cadaygu leeyahay. Degmada Stockholm ayaa shaacisey inay diyaar u tahay martigelinta tar...
21 Nov 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Kaliya 38 boqolkiiba dadka Iswiidhishka ah ayaa iska hubiya macluumaadka ay qadka internet-ka ku arkaan in uu yahay mid sax ah iyo in kale. Liiska cusub ee dembiilayaasha la raadinayo ee Yurub ku dhaq...
20 Nov 20232min






















