
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Khaladaad culus ayaa dhacay markii guddiga arrimaha bulshada ee degmada Älvsbyn ay go'aansadeen in saddex carruur ah, oo hore loo dejiyay guryaha qoyska ama 'familjhem', dib loogu celiyey waalidkood. ...
17 Nov 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Baarlamaanka Turkiga oo maanta oo Khamiis ah ka dooday ka mid noqoshada Iswiidhen ee NATO balse aan wali go'aan rasmi ah ka gaarin. Wiil 16-jir ah oo dil u geeystay wiil ay isku da' yihiin ayaa lagu h...
16 Nov 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Baraf ayaa ka da'aya koonfurta dalka Iswiidhen. Shirkadda soo sarto ukunta oo digaagi ay dabar jartay loo isticmaali doono kuleeyliye. Barnaamij ku saabsan muhiimada ay leedahay xirashada bidhaamiyaha...
15 Nov 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Xanuunka xiiqdheerta ayaa halis ku noqon kara dhallaanka da'da yar, waana mid ku sii faafaya imikadan Sweden, sida ku cad tirakoob ka soo baxday hayadda caafimaadka bulshada - Folkhälsomyndigheten. Ja...
14 Nov 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Gobollada dalka Iswiidhen ayaa soo wajahay xilli xaalad dhaqaalaha oo aad u adag. Tirada dadka ka soo baxaya Qaza isla markaana ku soo socdo Iswiidhen ayaanan xukuumadda xisaabinenyin in ay dhammaanto...
13 Nov 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Tan iyo markii uu billowday dagaalka u dhaxeeya Xamaas iyo Israa'iil, iskuulada ayey ka dhaceen caqabado Yuhuud naceyb. 104 qof oo kulan isugu yimid Jönköping gabagabadii bishii oktoobar ayey soo waja...
10 Nov 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Saddexdii siyaasiba mid ayaa mar kasta la kulma hanjabaad, arrintan waxa lagu muujiyey sahan. Xisbiga SD ayaa soo jeedinaya ka hor shirweynahooda in dhalashada lagala noqon karo dadka khatarta ku ah b...
9 Nov 20233min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Wadamada soo saara shidaalka oo raba inay kordhiyaan waxsoosaarka boqolkiiba 110 oo ka badan inta loo calamadiyey inaanay dhaafin derejada 1.5. Ayaadu door nooce ah bay ku leedahay qoyska. Sanadkan wa...
8 Nov 20233min






















