
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Dhageysiga dacwad 22 jir dilay labo dhallinyaro oo u soo dhacday gurigiisa oo maanta furantay. Hoggaamiyaha xisbiga C oo ku baaqay in la sii wado qorshe sahalaya shaqaaleysiinta dhallinta iyo Soomaali...
23 Mar 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Dadka oo aad u iibasada cunno ka badan inta ay adeegtaan bilaha caadiga ah ee aan la soomaneyn. Bileyska oo 84 milyan oo karoonku kharashgareeyay ilaalintii ammaanka Rasmus Paludan,siyaasigii xagjirka...
22 Mar 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Sara Skyttedal oo ay tahay in ay dib u soo ceshato kalsoonida xisbiga KD haddii ay dooneyso inay mar kale xisbiga ku metasho baarlamanka midowga Yurub. Dhallinyaro laga oggolaaday dacwad ka dhan ah do...
21 Mar 20234min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Hooyo ku yaboohday 40 litir oo caanaha naaskeeda ah kuna heshay 250 karoon litirkiiba. Xasaasiyada faxalka dhirta oo sannadkan aad u sarreeya iyo Ururka jaamiciyiinta Soomaalida Stockholm oo qabtay ku...
20 Mar 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Degmada Stockholm waa in ay hagaajiso qaabka ay ku caawini lahayd sidii ey dhallinyaradu uga bixi lahaayeen ka faqooqnaanta bulshada.Sannadkii hore ayuu hoos u dhac...
17 Mar 20233min

Wararka maanta ee Raadiyah Sweden
Sweden ayaa rabta in ay Yukrayn u dirto madaafiicda goobta nooca loo yaqaan Archer. Dhallaan dhigta dugsiga xannaanada ee Halmstad oo bii'ada u bannaanbaxay. Salad Hilowle, qoraa suugaan Somali Swedis...
16 Mar 20232min

Wararka maanta ee Raadiyah Sweden
Ciyaaryahanka Zlatan Ibrahimovic oo 41 jir ah ayaa ka mid noqonaya xulka qaran ee tartanka isreereebka koobka Yurub. Hayadda hoggaanka bulshada Socialstyrelsen ayaa soo bandhigtay shaashad aqooneed l...
15 Mar 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Hoos u dhaca dhaqaale illaa iyo hadda ma uu horseedin in shaqo la'aantu badato, sida ku cad tirakoobka cusub ee xafiiska shaqada bishii feberaayo.Nin soddon jir ah ...
14 Mar 20232min






















