Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Dhallinyaro ka socota Visby oo ku guuleysatay koobka Adduunka. Xadka xatooyada fudud oo la kordhiyey. Xisbiga Liberal-ka oo doonaya in la mamnuuco xadgudubka ceejada galmada.

Episoder(1000)

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Rasmus Paludan oo lagu furay baaris dacwad ah iyo inuu ku kacay dambi. Haweeney naaska laga qalay iyada oo lagu qalday mid kale iyo 17 jir lagu helay dambi dil ka dhacay Stockholm.

10 Mar 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Bileyska oo qeyla dhaan ka muujiyay sida ay u fududahay helitaanka daroogada. Sharci cusub oo argagixiso oo ay xukuumadda Sweden u gudbisay baarlamanka iyo sharci k...

9 Mar 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Kaniiniga xoojiya galmada ragga oo inta badan la isku dayo in si dhuuleysi ah dalka lagu soo geliyo. Maalinta xuska haweenka ee 8 Maarso iyo boolis loo ganaaxay wii...

8 Mar 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Rihanna Omar oo dib ugu soo laabatay qoyskeeda Sweden. Xubno badan oo la filayo iney ka soo goostaan kooxaha dambiyada maadaama rabashada kooxahaasi ku fiday ehelka iyo SJ oo fursad siineysa dadka uu ...

7 Mar 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Jahawareerka ka taagan tareenka pendeltågen oo soo dhammanaya toddobaadka soo socda. Tartanka Vasaloppet oo xiisa gaar lahaa sannadkan iyo sicirka korontada oo qaali ah toddobaadkan

3 Mar 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Galinkii hore maanta oo jimce ah oo bartamaha magaalada Örebro lagu weeraray gabar dhalinyaro ah. Xukuumadda Sweden iyo xisbiga Sverigedemokraterna ayaa raba in la ...

3 Mar 20232min

Wararka maanta ee raadiyaha Sweden

Wararka maanta ee raadiyaha Sweden

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Labo wiil oo walaalo ah ayaa lagu eedeeyay in ay hooyadood ku dileen magaalada Göteborg.Gabar 10 jir ah oo dhaawacyo halis ahi ka soo gaareen tooreey lagu weeraray ...

2 Mar 20232min

Wararka maanta ee Raadiyah Sweden

Wararka maanta ee Raadiyah Sweden

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Xukuumadda Sweden iyo xisbiga ay wada shaqaynta leeyihiin ee Sverigedemokraterna ayaa aad u doonaya dad badan oo ajaanib ahi in ay waddammadoodi dib ugu noqdaan.Wix...

1 Mar 20233min

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
stopp-verden
forklart
aftenpodden-usa
i-retten
popradet
lydartikler-fra-aftenposten
nokon-ma-ga
det-store-bildet
dine-penger-pengeradet
rss-gukild-johaug
rss-ness
fotballpodden-2
hanna-de-heldige
aftenbla-bla
frokostshowet-pa-p5
e24-podden
unitedno
rss-dannet-uten-piano