Adeeg Wanaag

Adeeg Wanaag

Public services in Somalia are highly limited due to the weakness of government institutions struggling to recover from destruction caused by conflict. However, even those government services that do exist fail to serve people effectively. Access to public services is a fundamental right for Somali citizens. Join Aweis Ahmed, the director of the SPA Policy Lab, and his guests, who will intensely discuss the public service matters in Somalia in the Adeeg Wanaag podcast.

Denne podkasten er hentet fra en åpen RSS-feed og er ikke publisert av Podme. Den kan derfor inneholde annonser.

Episoder(64)

Culeysyada Ka Jira Qaadashada Kaarka Aqoonsiga & Sida Hay’adda NIRA u Maareyso

Culeysyada Ka Jira Qaadashada Kaarka Aqoonsiga & Sida Hay’adda NIRA u Maareyso

Hay'adda Diiwaangelinta iyo Aqoonsiga Dadweynaha Soomaaliyeed (NIRA) ayaa waxa ay ku howlaneyd in muddo ah bixinta karaarka aqoonsiga dadweynaha. Balse dhowrkii bil ee ugu dambeeyay waxaa jirtay in da...

17 Nov 20251h

Xaaladda Caruurta aan Dugsiyada Aadin ee Muqdisho & Sida Lagu Xallin Karo

Xaaladda Caruurta aan Dugsiyada Aadin ee Muqdisho & Sida Lagu Xallin Karo

Adeegga waxbarashada ee dalka, gaar ahaan, midka ka jira magaalada Muqdisho ayaa soo kabanaya. Sidaa oo ay tahay, waxaa la sheegaa tiro aad u badan oo caruurta magaalada ku nool in aysan aadin dugsiya...

16 Sep 202528min

Adeegyada Xalka Waara iyo Horumarinta Reer Miyiga

Adeegyada Xalka Waara iyo Horumarinta Reer Miyiga

Colaadaha iyo musiibooyinka dabiiciga ah ee dalka ka jira waxa ay sababeen barakac baahsan, kaas oo saameyn weyn ku yeeshay bulshooyinka reer miyiga ah. Ku dhowaad afar milyan oo qof ayaa barakac ku a...

8 Sep 202543min

Duruufaha Dhaqaale ee Dalk Ka Jira & Sida loo Maareyn karo

Duruufaha Dhaqaale ee Dalk Ka Jira & Sida loo Maareyn karo

Duruufaha dhaqaale ee muwaaddiniinta Soomaaliyeed guudahaan ay wajahayaan, gaar ahaan kuwa ku nool gobolka Benaadir ayaa sii xoogeysanaya. Duruufahaas oo nuucyo kala duwan leh, sababo kala duwanna lal...

25 Aug 202547min

Warbaahinta Madaxa Bannaan iyo Adeegyada ay Bulshada u Qabtaan

Warbaahinta Madaxa Bannaan iyo Adeegyada ay Bulshada u Qabtaan

Tan iyo markii ay burburtay dowladdii dhexe ee Soomaaliya, dalka waxaa ka hanaqaaday warbaahin madax-bannaan oo noocyo kala duwan leh, taas oo marxalado kala duwan soo martay, isla markaana duruufo ad...

28 Jul 20251h 1min

Barakacayaasha iyo Kaalintooda ku Aaddan in Xal Waara Loo Helo Barakaca

Barakacayaasha iyo Kaalintooda ku Aaddan in Xal Waara Loo Helo Barakaca

Colaadaha iyo musiibooyinka dabiiciga ah ee dalka ka jira waxa ay sababeen barakac baahsan. Qiyaastii afar milyan oo qof ayaa ku barakacay gudaha dalka. Dowladda federaalka, dowlad-goboleedyada iyo ha...

11 Jun 202533min

Sababaha Shaqo La’aanta Dhallinyarada iyo Sida Loo Maareyn Karo

Sababaha Shaqo La’aanta Dhallinyarada iyo Sida Loo Maareyn Karo

Soomaaliya waxa ay ka mid tahay dalalka dadweynahooduay dhallinyaro u badan yihiin. Waxaa la sheegaadadweynaha Soomaaliya in ka badan 70 boqolkiiba in ay dhallinyaro yihiin. Dhallinyaradaas waxaa saam...

20 Mai 202547min

Adeegyada Caafimaad ee Isbitaalka Erdogan (Ex-Digfer)

Adeegyada Caafimaad ee Isbitaalka Erdogan (Ex-Digfer)

Isbitaalka Erdogan (Ex-Digfer) waxaa la aaminsan yahay inuu yahay mid kamid ah isbitaallada ugu casrisan dalka, islamarkaana bixiya adeegyada ugu badan ee caafimaad ee Soomaaliya. Qeybtan 32-aad ee A...

11 Mar 202545min

Populært innen Fakta

fastlegen
dine-penger-pengeradet
relasjonspodden-med-dora-thorhallsdottir-kjersti-idem
treningspodden
foreldreradet
jakt-og-fiskepodden
mikkels-paskenotter
rss-strid-de-norske-borgerkrigene
rss-kunsten-a-leve
sinnsyn
hverdagspsyken
gravid-uke-for-uke
babyverden
ryddepodden
fryktlos
rss-var-forste-kaffe
tomprat-med-gunnar-tjomlid
rss-sarbar-med-lotte-erik
dopet
lederskap-nhhs-podkast-om-ledelse