Adeeg Wanaag

Adeeg Wanaag

Public services in Somalia are highly limited due to the weakness of government institutions struggling to recover from destruction caused by conflict. However, even those government services that do exist fail to serve people effectively. Access to public services is a fundamental right for Somali citizens. Join Aweis Ahmed, the director of the SPA Policy Lab, and his guests, who will intensely discuss the public service matters in Somalia in the Adeeg Wanaag podcast.

Denne podkasten er hentet fra en åpen RSS-feed og er ikke publisert av Podme. Den kan derfor inneholde annonser.

Episoder(62)

Shaqaaleysiinta Dhallinyarada: Tayo-yarida Tacliinta Sare Miyaa Ka Qeyb Qaadanayso Shaqo La’aanta Dhallinyarada Muqdisho?

Shaqaaleysiinta Dhallinyarada: Tayo-yarida Tacliinta Sare Miyaa Ka Qeyb Qaadanayso Shaqo La’aanta Dhallinyarada Muqdisho?

Soomaaliya oo leh mid kamid ah shucuubta ugu da’da yar adduunka ayaa haddana kala bar dhalinyarada ay da’doodu ka yar tahay 30-ka sano ay yihiin kuwo shaqo la’aan ah, kadib marka ay tacliinta sare dha...

21 Jan 202327min

Daadejinta adeegga waxbarashada ee gobolka Benaadir iyo muranka ka taagan

Daadejinta adeegga waxbarashada ee gobolka Benaadir iyo muranka ka taagan

Somaaliya waxa ay qaadatay nidaam federaal ah, kaasoo hirgelintiisu ay si muuqata u socotay tan iyo sanadkii 2013. Hase ahaatee, gobolka Benadir oo aan maqaamkiisa weli la cadeynin ayaa adeegyada dadw...

20 Des 202227min

Naqsahadeynta xalka waara ee Soomaaliya iyo ku saleynta baahiyaha dadka barakcayaasha

Naqsahadeynta xalka waara ee Soomaaliya iyo ku saleynta baahiyaha dadka barakcayaasha

Somalia waxaa sanado ka jira barakac baahsan oo ay sababeen coladaha soo laalaabtay iyo dhibaatooyinka la xiriira cimilada. Dowladda iyo haya’daha caalamiga ah ayaa in muddo ah la tacaalayay in la yar...

14 Des 20221h 4min

Soo If-baxa Dhallinyarada Ciyaal Weerada ee Muqdisho: Sababaha iyo Xalka

Soo If-baxa Dhallinyarada Ciyaal Weerada ee Muqdisho: Sababaha iyo Xalka

Sanadka 2021, waxaa gobolka Benadir kasoo if-baxay kooxo dhallinyaro ah oo loogu magac daray Ciyaal Weero. Kooxahan ayaa si gaar ah uga howlgala degmooyinka ku yaalla daafaha magaalada Muqdisho. Ciyaa...

17 Nov 202233min

Adeegga Caafimaadka ee Gobolka Benaadir: Caqabadaha iyo Xalka

Adeegga Caafimaadka ee Gobolka Benaadir: Caqabadaha iyo Xalka

Kahor burbrukii dowlada Soomaaliya ee 1991-kii, adeegyada bulshadda guud ahaan, gaar ahaan adeegga caafimaadka, waxaa gacanta ku hayay dowladda dhexe. Kadib sanado laga shaqeynayay dib-u-yagleelidda h...

1 Okt 202245min

Kaalinta uu Turkiga ku Leeyahay Bixinta Adeegyada Bulshada Muqdisho

Kaalinta uu Turkiga ku Leeyahay Bixinta Adeegyada Bulshada Muqdisho

Dhawaan waxa ay Somali Public Agenda daabacday warbixin iftiimineysa kaalinta hay’adaha Turkiga ee bixinta adeegyada waxbarashada iyo caafimaadka iyo kaabayaasha Muqdisho gaar ahaan jidadka laamiga ah...

6 Apr 20221h 23min

Dimuqraadiyeynta Puntland: Geeddi socodka, Caqabadaha iyo Xalalka

Dimuqraadiyeynta Puntland: Geeddi socodka, Caqabadaha iyo Xalalka

Halkan ka daawo madal aan ku qabannay Garowe oo aan kusoo bandhignay daraasad aan ka sameynay dimuqraadiyeynta Puntland: Geeddi socodka, Caqabadaha iyo Xalalka. Contact Somali Public Agenda’s Adeeg W...

7 Sep 20211h 23min

Hannaanka Federaaleynta Maaliyadda Soomaaliya

Hannaanka Federaaleynta Maaliyadda Soomaaliya

Halkan ka dhageyso Public Agenda Forum oo aan kusoo bandhignay daraasad aan ka sameynay hannaanka federaaleynta maaliyadda Soomaaliya. Contact Somali Public Agenda’s Adeeg Wanaag Podcast · Tweet us a...

16 Aug 202134min

Populært innen Fakta

fastlegen
dine-penger-pengeradet
relasjonspodden-med-dora-thorhallsdottir-kjersti-idem
foreldreradet
treningspodden
jakt-og-fiskepodden
rss-bisarr-historie
rss-strid-de-norske-borgerkrigene
mikkels-paskenotter
sinnsyn
rss-kull
rss-kunsten-a-leve
dopet
hagespiren-podcast
hverdagspsyken
rss-sunn-okonomi
gravid-uke-for-uke
level-up-med-anniken-binz
rss-bak-luftfarten
tomprat-med-gunnar-tjomlid