Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

12 jirka lagu tuhmayo dilkii Malmö isbuucii hore, ayaa xirriir la leh shabakadda Foxtrot, sida boolisku sheegay. 23 jir lagu xukumay 3,3 bilood oo xarig ah sababo la xiriira dhowr dambi oo argagixiso ah. Iswiidhishka oo weli Raashinbadan daadiya.

Dadka Iswiidhishka ah ayaa wali iska daadiya cunto badan oo la cuni karo. Sida lagu sheegay tirakoob cusub oo ka soo baxay Hay'adda Ilaalinta Deegaanka ee Iswiidhen.

Avsnitt(1000)

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Heerka dulsaarka oo lagu dhaafay 1.75%. Degmada Stockholm oo sannadkan gaartey go'aaanno safar-joojin ku meelgaar ah oo ku wajahan carruurta. Qof kasta oo taxaddar la'aan ah ama khiyaameeya gunnooyinka shaqo la'aanta oo heli kara ganaax.

5 Nov 2min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Koox diimeedka Jehovasvittnen oo deeqda dowladda waayi doona. Madax qolfoof ah oo laga helay Foorno. Kansar badan oo laga helay goobaha dhaqaalahoodu wanaagsan yahay.

4 Nov 1min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Cusbo badan oo caafimaadka waxyeeleysa. Biraha dib loo warshadeeyo ee dadka dhintay ee la gubo malayiinlaga sameeyo. Haweeney ka shaqeeya guryaha daryeelka oo xatooyo ku eedeysan.

3 Nov 2min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Wayeel badan oo hela codsiyada inkassokrav. Sicir bararka oo saameeya jeebka gunnada ee carruurta. Malmö, Göteborg iyo Stockholm oo diiday iney la kulmaan iskuduwaha dowladda ee la xirriira dib u celinta ikhtiyaariga ah.

31 Okt 2min

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Dhallinyaro ka socota Visby oo ku guuleysatay koobka Adduunka. Xadka xatooyada fudud oo la kordhiyey. Xisbiga Liberal-ka oo doonaya in la mamnuuco xadgudubka ceejada galmada.

30 Okt 2min

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Labo qof oo iswiidhish ah oo lagu haysto falal argagixisanimo. Dhaqaalaha Sweden wuxuu u koray si ka dhakhso badan sidii la filayay. Nin geeriyooday markuu kuu dhacay gaari haan ah.

29 Okt 2min

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Tareen istaagay daad dartii. Sababta keentay koronto la'aan ka dhacday farasmagaalaha Stockholm. Boliis diiday in uu tago goobtiisa shaqada.

28 Okt 1min

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Qalfoof ilmo oo 2 000 sannadood jir ah oo la helay. Johan Rockström ayaa loo magacaabay Iswiidhishka sannadka ee dunida. Qof la toogtay oo keyn laga helay.

27 Okt 2min

Populärt inom Politik & nyheter

aftonbladet-krim
svenska-fall
motiv
p3-krim
flashback-forever
fordomspodden
rss-viva-fotboll
rss-krimstad
aftonbladet-daily
rss-sanning-konsekvens
rss-vad-fan-hande
spar
rss-krimreportrarna
rss-frandfors-horna
blenda-2
olyckan-inifran
dagens-eko
krimmagasinet
rss-flodet
rss-expressen-dok