Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Laba qof oo la qabtay oo looga shakisan yahey ku lug lahaanshaha dilkiika dhacay Oxie. Duplantis oo ku guuleystay abaalmarin weyn. Iswiidhiska oo hal mar sannadkii taga shineemo.

Avsnitt(500)

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Will 17 jir ah ayaa lagu soo oogay tuhun dacwad la xidhiidha inuu laba habeen gudahood ku dilay saddex qof. Iskuul ku yaala Nörkopping oo loo xidhay sababo la xidhiidha cimilada. 13 000 oo kalkaaliye ...

3 Juni 20242min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Ergeyga dalka Iran ee Sweden oo beenisey wararka sheegaya in Iran qorato dad rabshado ka sameeya Sweden. Tirada dadka ku xidhan xabsiyada oo korodhay sanadihii 2022-2023. Heyadda SMHI oo ka digaysa ro...

31 Maj 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen.

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen.

Subaxnimadii saaka ayuu booliisku faaruqiyay xero teendho ah oo ku taal jardiinada Lundagård, halkaas oo mudaaharaad ka dhan ah Israa'iil uu ka socday tan iyo 16-kii May. Tan iyo markay shirkadda SJ l...

30 Maj 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Ra'iisul Wasaare Ulf Kristersson ayaa X ku qoray in Sweden iyo Midowga Yurub ay filayaan in Israa'iil ay hakiso duulaanka Rafah si loo badbaadiyo dadka rayidka ah Lorena Delgado Varas oo ah xubin ka t...

29 Maj 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen.

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen.

Labo dumar ah ayaa lagu xiray dalka Mareykanka, kuwaas oo looga shakisan yahay in ay ku lug lahaayeen dil. Isbeddelka cimiladu waxay keentaa xilliyada xasaasiyadda oo is beddela, taas oo ku adkeynaysa...

28 Maj 20243min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Markhaati lagu xukumay xabsi daa'in, tignoolajiyada cusub iyo raadadka DNA-ga ayaa daaha ka feyday. Sweden waxa laga bilaabay wax loogu yeedho golaha wax-akhriska cusub ee Sweden. Shantii sano ee la s...

27 Maj 20241min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen.

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen.

Qofkii bas ku raaceeyaa maanta gaariga lugaha leh ee dhallaanka lagu kaxeeysto, waayeelka ee magaalada Stockholm ayaan u baahneyn iney lacag bixiyaan. Hase yeeshee uu isbedel ku dhici doonaa. Xulka qa...

24 Maj 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Ubaxa lagu magacaabo majblommor ayaa sannadka rikoor cusub jebiyey oo la iibiyey 90 malyan oo karoon. Cilmi-baaris cusub oo lagu sameeyey Sweden ayaa lagu ogaadey inaanu qofku ka caafimaad badneyn had...

23 Maj 20242min

Populärt inom Politik & nyheter

aftonbladet-krim
svenska-fall
rss-krimstad
p3-krim
fordomspodden
spar
flashback-forever
rss-sanning-konsekvens
rss-expressen-dok
rss-vad-fan-hande
aftonbladet-daily
motiv
grans
rss-frandfors-horna
rss-krimreportrarna
rss-flodet
krimmagasinet
blenda-2
rss-aftonbladet-krim
olyckan-inifran