Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Shan qof oo cimilada u ololeeyaa ayaa laqabtay kadib markii ranji kabuuxiyeen xafiiska dawlada. Sweden oo diiday ka mid noqoshada Golaha Nabadda ee Trump uu soo jeediyay. Dambiilayaasha oo lacag farabadan galiya sweden.

Avsnitt(1000)

Wararka maantay ee Raadiyaha Iswiidhan

Wararka maantay ee Raadiyaha Iswiidhan

Bartamaha Jönköping oo daadad harqiyeen. Kiis loogu magac daray maxkamad u qabasho ayaa lagu soo oogay wiil da' yar.. Magaalada Malmö ayaa xalay rasaas lagu furay guri dabaq ah.

24 Mars 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Ma jiro qof lagu tuhmayo inuu ku lug lahaa dilka ninkii gubay Qur'aanka. Macallin ku dhejiyay warqado foolka carruurta. Labo qof ayaa dhimatay kadib shil helikobtar.

21 Mars 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Askar iswiidhish oo ka tirsan ciidammada Nato oo jebiyay xeerka anshaxa. JO: Maxaabiista waa inay timaha xiiran karaan, in loo oogolaado mashiinnadda timaxiirka. Shaqaale uu mashiin ka jaray afar faro...

20 Mars 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Dilkii ka dhacay xaafadda Märsta. Dhaca deytinka amashukaansiga aaladda internetka. Dhowr ashkato oo loo gudbiyey JO.

19 Mars 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Macallin carruurta afka ka sharooteeyey oo shaqada laga eryay. Daawo fayraska RS ka difaaceysaa dhammaan dhallaanka cusub. Warbixinno ku saabsan hanjabaad iyo cunfi loo geystay markhaatiyaal.

18 Mars 20253min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Dawooyinka oo qaali noqonaya. Qiimaha cuntada iskuullada. Matoorada doonyo la xaday.

17 Mars 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Labo nin ayaa xalay ka baxsaday xero qaxooti xiran oo ku taalla Åstorp, Skåne. Qarax xooggan ayaa fiidnimadii khamiistii shalay ka dhacay guri ku yaalla Göteborg. Xilliga hargabka ayaa si gaar ah aad ...

14 Mars 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Wadarta sicir-bararka ayaa ahaa 2.9 boqolkiiba bishii Feberaayo. Qof kale oo lagu daryeelayay isbitaalka Örebro ayaa la soo saaray. Dhaqtar sare oo ka tirsan cisbitaalka jaamacadda Sahlgrenska ee maga...

13 Mars 20252min

Populärt inom Politik & nyheter

aftonbladet-krim
motiv
p3-krim
rss-krimstad
fordomspodden
rss-viva-fotboll
flashback-forever
svenska-fall
rss-sanning-konsekvens
aftonbladet-daily
svd-dokumentara-berattelser-2
spar
rss-krimreportrarna
rss-vad-fan-hande
rss-frandfors-horna
krimmagasinet
olyckan-inifran
rss-aftonbladet-krim
dagens-eko
grans