Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Shan qof oo cimilada u ololeeyaa ayaa laqabtay kadib markii ranji kabuuxiyeen xafiiska dawlada. Sweden oo diiday ka mid noqoshada Golaha Nabadda ee Trump uu soo jeediyay. Dambiilayaasha oo lacag farabadan galiya sweden.

Avsnitt(1000)

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen.

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen.

Laba 16 jirro ah ayaa lagu xukumay dil ka dhacay xaafadda Handen ee nawaaxiga Haninge. Hal qof ayaa la xiray ka dib markii nin 40 jir ah lagu toogtay Södermalm ee magaalada Stockholm lixdii iyo badh f...

7 Maj 20242min

Wararka maanta ee raadiyaha iswiidhen.

Wararka maanta ee raadiyaha iswiidhen.

Ra'iisul wasaare Ulf Kristersson oo lagu dacweeyay guddiga dastuurka ee baarlamaanka. Ururka daladda daryeelka caafimaadka oo ku dhawaaqay in uu balaadhiyo xanibaadda iska hori-maadka socda ee ka dhex...

6 Maj 20243min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Heyadda saadaalinta dhaqanka ayaa sheegtay iney 21 boqolkii hoos u dhaceen tirada dadkii booqanayey madxafyada. Xukuumadda oo isugu yeertey 50 heyadood si ey ugala tashato in la xiro ama heyado kala l...

3 Maj 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Kooxda kubbadda cagta Malmö FF ee ragga ayaa todobaadkan ku guuleystey koobka Sweden. Dembiilayaasha ayaa lacag ka sameeya ama ka hela iyagoo ku iibinaya warqado lacag ah oo been abuur ah baraha bulsh...

2 Maj 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Laga bilaabo 6-da bisha Maajo ayaa shirkadda Postnord maalin dhaaf u faaruqi doonto sanduuqyada boostada ee jaallaha ah. Naadiga Skellefteå ayaa 2 iyo 0 kaga badiyay naadiga Rögle isla markaana qaaday...

30 Apr 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Berrito ayaa la filayaa in hawada kulul ee xilliga gu'ga ay ku fidi doonto dhamaan dalka Sweden. Inkastoo hoos u dhac dhaqaale uu jiro, ayaa hadana waxaa jira shaqooyin badan oo xagaaga ah oo la codsa...

29 Apr 20242min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Aabe looga shakisan yahay inuu labo caruur ah ku dilay degmada Södertälje oo la xidhay. Tirada carruurta Iswiidhen ku dhasha oo yaratay. Dhimashada shilalka gaadiidka oo korodhay. Shirkada SAAB oo sha...

26 Apr 20242min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Laga bilaabo maanta muwadiniinta Iswiidhen ee ku nool dibada way codayn karaan doorashada EU. 19 jir lagu xukumay xabsi daa'in halka gabadh 18 jir ah lagu xukumay 10 sano. Amiirad Victoria oo bilaabay...

25 Apr 20242min

Populärt inom Politik & nyheter

motiv
p3-krim
aftonbladet-krim
rss-krimstad
rss-viva-fotboll
flashback-forever
spar
svenska-fall
fordomspodden
aftonbladet-daily
rss-vad-fan-hande
rss-sanning-konsekvens
rss-krimreportrarna
olyckan-inifran
rss-frandfors-horna
svd-ledarredaktionen
rss-flodet
kungligt
krimmagasinet
rss-expressen-dok