
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Habeennimadii xalay oo arbacada maanta soo galeeysay ayaa la jebiyay rikoor 30 sannadood soo jirey ee habeenkii qabowga. Inta badan dhibaatooyinkii gaadiidka ee hawadii barafku sababtay ayaa la maaree...
3 Apr 20243min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Tiro kor u dhaafaysa 12 000 ayaa sannadkii hore loo gudbiyey boliiska tuhun dacwadeed musuq gunnooyinka taageerada dhaqaale. Nin 28 jir ah ayaa maanta lagu soo oogey dacwad la xiriirta sabab u noqosho...
2 Apr 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Nin 30-meeyo jir ah oo meydkiisa fiidnimadii arbacadii shalay laga heley meel dibadda ah magaalada Katrineholm. Ku dhowaad shan daloolow meel cunnada caalamka laga soo saaro ayaa sannad walba la xoora...
28 Mars 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Marka uu bilowdo tartanka is-reereebka horyaalka Sweden ee ragga sabtidan foodda innagu soo haysa ayaa 224 taageereyaal laga mamnuucay garoommada. Inta lagu guda-jiro ciidulfuska (påsk) ayay hawadu ku...
27 Mars 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaaha Iswiidhen
Dabayaaqada sanadkan, ayaa booliiska loo ogolaan doonaa in ay bilaabaan isticmaalka 'rasaasta' nooca caaga ah, kuwaas oo lagu ridi kari doono shakhsiyaadka handadaada wada kolka ay dadka isugu soo bax...
26 Mars 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Joogsigii ama hakadkii dheeraa ee gawaarida oo ka dhacay wadada E22 ee gobolka Skåne bishii Janaayo ayaa ahaa mid laga hortagi karay. Sababo la xiriira ukumaha oo ku yar dalka Iswiidhen, ayaa ku dhawa...
25 Mars 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Haweeney 40 jir ah oo meeydkeeda laga heley fiidnimadii shalay guri ku yaalla farasmagaalaha Linköping - ayaa loo qabtay nin lagu tuhusan yahay faldembiyeed dil. Xukuumadda iyo xisbiga Sverigedemokrat...
22 Mars 20241min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Will 17 jir ah oo lagu eedeyey inuu diley gabadh ay isku da'a yihiin. Gabadh macallimad ah iyo ninkeeda oo iibiyey xadi badan ooah maandooriyaha kookaaiin-ta. Nin loo haysto laba dil ayaa dhawr jeer m...
21 Mars 20242min






















