Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Shan qof oo cimilada u ololeeyaa ayaa laqabtay kadib markii ranji kabuuxiyeen xafiiska dawlada. Sweden oo diiday ka mid noqoshada Golaha Nabadda ee Trump uu soo jeediyay. Dambiilayaasha oo lacag farabadan galiya sweden.

Avsnitt(1000)

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Jimcada maanta ayay ka bilaabatay dacwad la xiriirta dhakhtarka Staffan Bergström oo ka caawiyay qof aad u xanuunsanaa, rajana aan lahayn siduu noloshiisa u soo afjari lahaa. 22 jirkii labada nin ku d...

5 Maj 20234min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Kadib falkii mindiyeeynta ee shalay ka dhacay iskuul ku yaalla xaafadda Vällingby oo dhacda galbeedka magaalada Stockholm, ayuu maamulka iskuulku mar kale sidii caadiga ahayd albaabbada ugu furay isku...

4 Maj 20233min

Wararka maanta ee Raadiya Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiya Iswiidhen

Bartamaha xaafada Jakobsberg ee degmeda Jarfälla ayaan hadda loo aqoonsaneen goob maandooriye, sida uu booliska sheegayo. Boliiska ayaa racfaan ka qaatay go'aankii maxkamadda maamulka ee la xiriirtay...

3 Maj 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Tiro malyan ka badan oo ku dhaqan Iswiidhen ayaan weli sameeyn xisaabxirkii sannadka, midkaasina oo saldhig u ah canshuurta aad bixin doonto. Tirada shirkadaha khasaaray ayaa sare u kacay, ayaga oo ga...

2 Maj 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Waxaa sare u si kacaya tiradda dadka iyo shirkadaha lagu leeyahay deeymmaha korontada oo ay ku leedahay hay'adda qaabilsan uruurinta deeymaha ee magaceeda loo yaqaan Kronofogden. Labo wiil ayaa loo xu...

28 Apr 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Nin 25 jir habeen hore lagu toogtay oo ku geeriyooday xafaadda Hagalund ee magaalada Borlänge. Maxkamadda shaqada iyo shaqaalaha oo goaan ka khilaaafkii u d dhexeeyey ururka shaqaalaha iyo shaqabixiya...

27 Apr 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Seddex qof oo xabsi daa'in loogu xukumay dilkii loo gaystay gabadhii 12 jirka ahayd, Adriana ee degmedda Botkyrka oo dhacda koonfurta magaalada Stockholm bishii Agoosto ee sannadkii 2020. Cillad ku ti...

26 Apr 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta iyo Raadiyaha Iswiidhen Degmadda Skellefteå ee waqooyiga Sweden ayaa ka mid ah degmooyin baadigoob ugu jira shaqaale fara badan maadaama ay halkaasi ka jiraan shaqa raadin badan.Ku dhaw...

25 Apr 20232min

Populärt inom Politik & nyheter

aftonbladet-krim
motiv
p3-krim
rss-krimstad
blenda-2
fordomspodden
flashback-forever
rss-sanning-konsekvens
rss-viva-fotboll
aftonbladet-daily
svenska-fall
rss-vad-fan-hande
rss-krimreportrarna
svd-dokumentara-berattelser-2
rss-frandfors-horna
grans
rss-aftonbladet-krim
rss-flodet
olyckan-inifran
spar