Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Shan qof oo cimilada u ololeeyaa ayaa laqabtay kadib markii ranji kabuuxiyeen xafiiska dawlada. Sweden oo diiday ka mid noqoshada Golaha Nabadda ee Trump uu soo jeediyay. Dambiilayaasha oo lacag farabadan galiya sweden.

Avsnitt(1000)

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Dalka Finland ayaa ku adkeeysanaya go'aankiisii ahaa iney Iswiidhen iyo Finland mar wada galaan ururka gaashaanbuurta Nato.Wakaaladda xoogga korontada Sweden ee Sve...

30 Jan 20233min

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wasiirka caddaaladda Iswiidhen oo ku baaqay in midowga Yurub iska kaashado kooxaha abaabulan ee dambiyadda. Koox arbushaad ama jabsi ka fulisa internetka oo turki ah oo u goodisay Iswiiden iyo Ciyaar ...

27 Jan 20232min

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Xagjirka midigta fog Rasmus Paludan ayaa sheegay in Chang Frick oo ka tirsan kanaal Rix ee uu leeyahay xisbiga SD uu bixiyay kharashka uu bileyska kaga doontay ruqsada in Quraanka uu ku hor gubay safa...

26 Jan 20233min

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Maamulka jaamicadda al-Azhar ee dalka Masar ayaa ku booriyay in cunaqabateeyn lagu soo rogo dalka Iswiidhen. Baaritan ay sameesay jaamcada Uppsala ayaa lagu ogaaday, in dadka asal ahaan dalka dibadiis...

25 Jan 20233min

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Shirkadaha korontada oo u dira macaamiisha xoggo kala duwan. Hoggaamiyaha xisbiyada mucaaradka Magdalena Andersson oo ka hadashay arrinka ka taagan codsiga Nato ee Turkiga. Soomaalida iyo barashada xi...

24 Jan 20233min

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Xaaladdii cakirnayd ee qiimaha korontada oo laga yaabaa inay soo gabagaboowdo.Xagaagii ina soo dhaafay keliya, ku dhowaad hal milyan oo saacado dheeri ah ayay shaqe...

23 Jan 20233min

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ka dib qaraxyo hirar ah oo is daba joog ah oo ayaamahaan ka dhacayey magaalada Stockholm iyo nawaaxigeeda ayey booliiska oo qabtay war saxaafadeed, wuxuu ku dhawaaq...

20 Jan 20233min

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Maanta oo ay bishu tahay 19ka jannaayo, oo ah maalin ka hor maalintii ay walidiinta carruurta lahi, heli jireen lacagta tageerada carruurta, Barn bidrag, ayaa loogu...

19 Jan 20232min

Populärt inom Politik & nyheter

aftonbladet-krim
motiv
p3-krim
blenda-2
rss-krimstad
fordomspodden
flashback-forever
rss-viva-fotboll
rss-sanning-konsekvens
aftonbladet-daily
svenska-fall
svd-dokumentara-berattelser-2
rss-vad-fan-hande
rss-krimreportrarna
rss-frandfors-horna
grans
olyckan-inifran
rss-flodet
rss-expressen-dok
spar