Wararka Raadiyaha Iswiidhan.

Wararka Raadiyaha Iswiidhan.

-Bangiga-dhexe oo sheegay in aan loobaahnayn in dulsaarka la beddelo. -Qiimaha cuntada oo degan. -Saxafiga Medin ee Turkigu- uhaysto eedaymaha oo xukuumadu diiday in ay waraysi ka qaado.

Avsnitt(1000)

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Waaliddiinta carruurta guriga ku haysta oo isticmalaya fasaxa lacagta lagu qaato ee loo yaqaan " Vård av barn" loona soo gaabiyo VAB ayaa aad u batay. Daawooyinka lagu tacaalo cudurka Covid-19 ayaa h...

22 Nov 20224min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Koobka Adduunka ee ragga ayaa hadda si habsami leh uga socda dalka Qatar, balse xiisaha loo qabo in lagu soo bandhigo ciyaaraha maqaayadaha iyo baararka Sweden ayaa weli hooseeya. Nin da'diisu tahay k...

21 Nov 20223min

Wararkii maanta ee Raadiyo Sweden

Wararkii maanta ee Raadiyo Sweden

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ka dib kulayl dayreedkii aadka u sareeyay ayaa iminka waxaa dhammaan waddankoo dhan, koonfurta Sweden ilaa waqooyigeeda ka bilaabanaya soo di'itaankii barafka baraf...

18 Nov 20223min

Wararka maanta ee Raadiyo Sweden

Wararka maanta ee Raadiyo Sweden

Xukuumadda Sweden iyo xisbiga heshiisku kala dhexeeyo ee Sverigedemokraterna ayaa doonaya in la baaro suurtagalnimada in dadka haysta sharciga degenaanshaha abaddiyada, laga dhigi karo ku meel gaar. S...

17 Nov 20223min

Wararka maanta ee Raadiyo Sweden

Wararka maanta ee Raadiyo Sweden

Nin da'diisu ay soddomaadka tahay ayey maxakamadi ku xukuntay ka dib markii uu iskuul faraxumayn jinsi ugu geystay carruur iskuulkaas dhiganaysey. Booliiska ayaa ka digaya lacago faalso ah oo suuqa s...

16 Nov 20223min

Wararka maanta iyo Raadiyaha Sweden

Wararka maanta iyo Raadiyaha Sweden

Maanta oo talaada ah ayaa maxkamadda Gotland waxaa ka dhacay maxkamadayntii ugu dembaysay ee lagu qaadayey Theodor Engström oo ku eedaysan dembi argagaxisanimo ah. Laga bilaabo maanta oo ay tahay tala...

15 Nov 20223min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wasiirka arrimaha dibadda Sweden Tobias Billström ayaa sheegay in Sweden ay garab taagan tahay waddanka Turkiga, ka dib qaraxii argagaxisada ahaa ee lala beegsaday waddankaas axaddii shalay. Maanta wa...

14 Nov 20223min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Dhaleeceyn xooggan oo ku aaddan soo jeedinta dowladda ee xarun ku-meel-gaar ah oo loogu talagalay magangalyo-doonka.Sida uu qoray SVTWixii ka dambeeyay dooddii todd...

11 Nov 20224min

Populärt inom Politik & nyheter

motiv
aftonbladet-krim
rss-krimstad
p3-krim
fordomspodden
flashback-forever
rss-viva-fotboll
aftonbladet-daily
spar
svenska-fall
rss-sanning-konsekvens
rss-vad-fan-hande
rss-krimreportrarna
rss-frandfors-horna
grans
kungligt
dagens-eko
olyckan-inifran
krimmagasinet
svd-ledarredaktionen