Wararka Raadiyaha Iswiidhan.

Wararka Raadiyaha Iswiidhan.

-Bangiga-dhexe oo sheegay in aan loobaahnayn in dulsaarka la beddelo. -Qiimaha cuntada oo degan. -Saxafiga Medin ee Turkigu- uhaysto eedaymaha oo xukuumadu diiday in ay waraysi ka qaado.

Avsnitt(1000)

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Ra'iisul Wasaare Ulf Kristerssons ayaa hadda ka jawaabay martiqaadkii Ra'iisul Wasaaraha Hungary. Magaalada Hörby ee gobolka Skåne, barafkii iyo roobabkii da'ay ayaa keenay in harooyinka iyo durdurrad...

25 Jan 20241min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Midowga Yurub wuxuu adkeeynayaa sharciyada ka ganacsiga dadka. Raii'sul wasaaraha Hungary Viktor Orbán ayaa wadahadal la yeeshay xoghayaha guud ee gaashaanbuurta NATO Jens Stoltenberg. Dhowr qof ayaa ...

24 Jan 20241min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Kala duwanaanta dakhliga bulshada soo gala oo markii ugu horeeysay aad sara ugu kacaykadib markii cabbirka la bilaabey sannadkii 1975-kii. 7 qof oo waayeel ah oo u geeriyoodey kalluunka nooca Lax-ka. ...

23 Jan 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen.

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen.

Dabeysha badan ee dhacaysa ayaa ka dhigan tahay in wax soo saarka korontada dabayshu ay ku dhowdahay inay jabiso rikoodhada. Tirada ardayda wax ka barata jaamacadaha iyo kulliyadaha ee laga caawiyo au...

22 Jan 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Waa in la dardargeliyo diyaargarowga howlaha caafimaadka ee dalka Iswiidhen si loo wajihi karo haddii uu dagaal ama masiibo ey dalka soo wajahaan. Iswiidhen waxay ka qayb qaadanaysaa dhoolatus wayn oo...

19 Jan 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Muwadin Iswiidhish ah oo da'diisuna tahay 60-dameeyo jir ayaa lagu qabtay dalka Iiraan. Cimilada qabow ayaa halkeedii ka sii wada inay saameeyn ku yeelato safarrada tareennada. Xaalad taagan maahan in...

18 Jan 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Dilaagii boliiska ee Jackie Arklöv ayaan xabsiga la sii deyn doonin sannadaha foodda innagu soo haya. Ey weerar ku qaaday saddex caruur ah muddo gaaban gudaheed ayaa la dili doonaa, sida ay sheegeen m...

17 Jan 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaaha Iswiidhen

Shaqo la'aanta oo si aayar ah u sii kordheysa. Calool xanuunka ee carruurta ayaa aad hoos ugu dhacay sannadihii u dambeeyay. Shirkadda soo saarta batariga ee Northvolt ayaa maalgelin balaayiin karoon ...

16 Jan 20242min

Populärt inom Politik & nyheter

aftonbladet-krim
motiv
blenda-2
p3-krim
rss-krimstad
fordomspodden
flashback-forever
rss-viva-fotboll
svenska-fall
svd-dokumentara-berattelser-2
aftonbladet-daily
spar
rss-sanning-konsekvens
rss-vad-fan-hande
olyckan-inifran
svd-ledarredaktionen
grans
kungligt
rss-krimreportrarna
dagens-eko