Wararka Raadiyaha Iswiidhan.

Wararka Raadiyaha Iswiidhan.

-Bangiga-dhexe oo sheegay in aan loobaahnayn in dulsaarka la beddelo. -Qiimaha cuntada oo degan. -Saxafiga Medin ee Turkigu- uhaysto eedaymaha oo xukuumadu diiday in ay waraysi ka qaado.

Avsnitt(1000)

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Tuhunnada masuqmaasuqa ee ka dhex maamulada degmooyinka iyo kuwa gobolada oo la rumeysan yahay in aysan hoos u dhicin. Dhakhtar sheegay in aan waxba laga baran safmareenka xagga diyaargarawga marka la...

15 Juni 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Dilaa xukunka xabsi daa'in ah ku xukunnaa oo imminka loogu bedelay xabsi wakhti xaddidan. Koriimmada caruurta oo la sheegay inay saameyn xun ku yeelato xaafadda uu ku barbaaro. Xiriirka joogtada ee wa...

14 Juni 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Xukuumadda Iswiidhen ayaa go'aan ku gaartay in ay Turkiga gacanta u geliso nin 35 jir oo muwadin Turki ah. Maxkamadda sare ee maamulka ayaa dubbaha ku dhufatay racfaankii boliiska in aanu xaq u laheyn...

12 Juni 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Murugo iyo xasuus loo qabtay will tooreey lagu dilay Älvsjö. Beeraleyda koonfurta Sweden oo ka wel welsan abaarta iyo kuleylka halka dad kalana ay ku raaxeysanayaan kuleylka. Xaafaddeyda waxaa ka da'a...

9 Juni 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Annie Lööf, Ahmed Berhan iyo in kale oo magac ku leh bulshada oo daadin doona barnaamijka Soomar ee ka baxa P1 sannadkan. 11 jir xalay gaar ku jiiray Märsta oo u dhintay dhaawacii iyo qofkii gaariga w...

8 Juni 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Baare ka tirsan dowladda oo soo jeediyay in toddobaad dhalmada ka hor dumarka urrka leh la siiyo lacag sharuud la'aan ah. 8 jir la doonayo in laga masaafuriyo Iswiidhen iyo debaaldegga maalinta qarank...

7 Juni 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Waxaa kordhaya dadka booliska ganaxaaxo ee la qabto iyaga oo ku kaadshaya banaanka. Sicirka cuntada oo bishii labaad oo xiriir ah hoos u soo dhacaya iyo xaflad soo jireen ah balse sannadkan ku sauuman...

5 Juni 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Dood faqooqa caruurta ee iskuuladda oo qeyb ka ahayd toddobaadka siyaasadda Järva. Maxkmadda racfaanka oo adkeysay xukun 17 jir dil u geystay qof 55 oo uu ku qalday qof xiriir la ahaa kooxaha dambiyad...

2 Juni 20232min

Populärt inom Politik & nyheter

aftonbladet-krim
motiv
rss-krimstad
p3-krim
blenda-2
rss-viva-fotboll
flashback-forever
spar
svenska-fall
rss-sanning-konsekvens
aftonbladet-daily
fordomspodden
rss-krimreportrarna
svd-dokumentara-berattelser-2
rss-vad-fan-hande
rss-frandfors-horna
rss-flodet
olyckan-inifran
svd-ledarredaktionen
krimmagasinet