Wararka Raadiyaha Iswiidhan.

Wararka Raadiyaha Iswiidhan.

-Bangiga-dhexe oo sheegay in aan loobaahnayn in dulsaarka la beddelo. -Qiimaha cuntada oo degan. -Saxafiga Medin ee Turkigu- uhaysto eedaymaha oo xukuumadu diiday in ay waraysi ka qaado.

Avsnitt(1000)

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Qiimaha cunnada ayaa la fileyaa inuu kor u sii kaco sannadkaan, haseyeeshee kor u kacaan ayaa la qiyaasayaa in uu ka hooseeyn doono kor u kicii sannadkii hore. Xuku...

9 Jan 20233min

Maanta iyo wararka raadiyaha Iswiidhen

Maanta iyo wararka raadiyaha Iswiidhen

Horraantii sannadkii ina dhaafay ayaa hirgalay xeer cusub oo ku saleeysan inay ganaax wajahayso ciddii bannaanka ku tuurta qashin xitaa aan waynayn. Qaraxyadii iyo dilalkii ayaa weli ka socda magaalad...

5 Jan 20233min

Maanta iyo wararka raadiyaha Iswiidhen

Maanta iyo wararka raadiyaha Iswiidhen

Maxkamadda degmada Blekinge oo maanta xukuntay nin 44 jir ah oo lagu eedyeyey xadgudubyo dagaal. Ninkan ayaa iska dheereeyay dembiga lagu soo oogay. Wakaaladda beeraha ayaa goaan ku gaartay in nafta l...

4 Jan 20232min

Wararkii maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Wararkii maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Hayadda caafimaadka bulshada oo sheegtay inay doonayso in saami tijaabo oo dhanka civid-19 ah lagu xiro dadka ka soo safraya dalka Shiinaha. Ilmihii ugu horeeyey ee sannadka 2023-da dhasha oo ay waali...

3 Jan 20233min

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ciidanka ammaanka ayaa gacanta ku dhigay afar qof oo dembiyo kala duwan lagu tuhunsan yahay kadib qarax xooggan oo xalay ka dhacay xaafadda Grimsta oo dhacda waqooy...

2 Jan 20232min

Wararkii maanta iyo Raadiyaha Iswiidhen

Wararkii maanta iyo Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Dawladda oo dooneeysa in dugsiyada hoose/dhexe ay ardaydu qaataan xisaab iyo iswiidhish dheeri ah, soona jeedisay in la kordhiyo saacadaha wax-barashada ee maadooy...

30 Dec 20223min

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

29 Dec 20223min

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Dad ka tira badan intii hore ayaa ka faqooqan sidii ey lacag caddaan ah u bixin lahaayeen. Maxkamadda sare ayaa ciqaabtii ka dhintay labo nin oo booliiska u gudbiyey xog ku saabsan dembiyo ay galeen.

28 Dec 20221min

Populärt inom Politik & nyheter

motiv
rss-krimstad
aftonbladet-krim
p3-krim
flashback-forever
fordomspodden
rss-viva-fotboll
spar
svenska-fall
aftonbladet-daily
rss-sanning-konsekvens
rss-vad-fan-hande
rss-krimreportrarna
rss-frandfors-horna
kungligt
olyckan-inifran
svd-ledarredaktionen
dagens-eko
krimmagasinet
rss-flodet