Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

22 bog ayaa si sharci darro ah loogu iibinayaa dawooyin Xukuumadda oo doonaysa in baarlamanka loo yeero xagaaga Wiil aan qaangaarin oo la qabtay kadib qarax ka dhacay Haninge

Avsnitt(1000)

Wararka maanta ee Raadiyo Sweden

Wararka maanta ee Raadiyo Sweden

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Baarlamaanka Iswiidhen ayaa hoggaamiyaha xisbiga Moderaterna Ulf Kristersson ugu codeeyay maanta inuu noqdo ra'iisul wasaare dalka.Xubnaha xisbiga Liberalrna ee go...

17 Okt 20223min

Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Afhayeenka baarlammaanka Sweden Andreas Norlén ayaa maanta war saxafadeed uu qabtay awuxuu uga warramay geeddi socodkii ay soo martay hawsha xukuumad dhisidda ka di...

14 Okt 20224min

Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Sicir bararka ayaa weli sii kordhaya. Bishii Sebtembar ee tagtey ayuu sicir-bararku gaaray 9.7 boqolkiiba, marka loo eego tirooyinka hay'adda tirakoobka iyo saadaa...

13 Okt 20223min

Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Kiis-maxkamadeed ka bilowday magalaada Skellefteå.Hogaamiyaha xisbiga Moderaterna Ulf Kristersson ayaa muddo labo maalmood oo hor leh ka codsaday gudoomiyaha baarla...

12 Okt 20222min

Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah In kasta oo sicir barar jiro, isla markaasna waddammada Europa iyo Markeeykanka ay maciishaddii aad u qaaliyoowday, haddana sida uu qabo Dilip Ratha oo madax dhaqaa...

10 Okt 20223min

Wararka maanta iyo Raadiyo Sweden

Wararka maanta iyo Raadiyo Sweden

Qof ayaa ku geeriyooday, halka uu of kalena uu ka soo gaaray dhaawac halis ah toogasho shalay ka dhacday xaafadda Saltskog ee degmada Södertälje. Waddanka Ruushka ayaa dalbaday in uu xogogaal u noqdo ...

7 Okt 20223min

Wararka maanta iyo Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta iyo Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Xeer ilaaliyaha ayaa go'aan ku gaaray in laga qaado xanibaadda agagaarka Nordstream 1 iyo 2 ee badda Östersjön. Nin deggan magaalada Gävle ayey maxkamadi xukuntay k...

6 Okt 20223min

Wararka maanta iyo Raadiyaha Sweden

Wararka maanta iyo Raadiyaha Sweden

323 bukaan oo u xanuunsan covid-19 ayaa lagu daweeyneyaa cisbitaallo ku yaala gobolka Istockholm, tiradas ayaa ah mid sii kordheysa. Qiimaha korontada ayaa aad hoos ugu sii dhacaya waddanka oo dhan. ...

5 Okt 20223min

Populärt inom Politik & nyheter

motiv
aftonbladet-krim
rss-krimstad
p3-krim
fordomspodden
flashback-forever
rss-viva-fotboll
aftonbladet-daily
spar
svenska-fall
rss-sanning-konsekvens
rss-vad-fan-hande
rss-krimreportrarna
rss-frandfors-horna
grans
kungligt
dagens-eko
olyckan-inifran
krimmagasinet
svd-ledarredaktionen