Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

22 bog ayaa si sharci darro ah loogu iibinayaa dawooyin Xukuumadda oo doonaysa in baarlamanka loo yeero xagaaga Wiil aan qaangaarin oo la qabtay kadib qarax ka dhacay Haninge

Avsnitt(1000)

Wararka maanta ee Radio Sweden

Wararka maanta ee Radio Sweden

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah App-cusub oo lasoo saaray kana hortaga weerarada skuulka lagu soo qaado, degmadda Jönköping, Maxkamadda maamulka ayaa sheegtey in ay ahayd qalad in bilaysku uus...

6 Maj 20222min

Wararka maanta ee Sweden

Wararka maanta ee Sweden

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Xaalada ADHD ayaa ku badan wiilasha marka labarbardhigo gabdhaha ayaa laga helay Adhd,Xatooyooyinka jeebsiibka ayaa sare u kacay sandkan iyo warar kale

5 Maj 20222min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Dowladda Sweden ayaa go’aamisay in lacago gunnooyin ah lagu kabto dadka shaqadda ugu safra gawaaridooda, dad aad u yar ayaa caawinaad ka raadsaday waaxda degdega ...

4 Maj 20222min

Waraka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Waraka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Xisbiga Miljöpartiet ayaa la’ musharixiin uga qeyb gesha doorashooyinka degmooyinka dalka, Hay’adda qaabishan duruufaha shaqada iyo shaqaalaha ee Arbetsmiljöve...

3 Maj 20222min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Xisbiga S oo raba in la kordhiyo lacagta a-kassa iyo warar kale.

2 Maj 20222min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Xayiraadihii ururka dekaddaha Sweden ay ku soo rogeen maraakiibta ruushka oo la dhaleeceeyay, Maandooriye faro badan oo laga helay dugsi lagu xannaaneeyo caruurta o...

29 Apr 20222min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Bangiga qaranka ayaa sare u qaadidoona heerka dulsaarka 0.25 boqolkiiba, waxaana la saadaalinayaa in sare u kaca ku yimid lacagta dulaasrka ah ay sii socondoonto il...

28 Apr 20222min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Booliiska ayaa diiday codsi uu siyaasiga garabka midig ee xagjirka ah Rasmus Paludan ku doonayey inuu markale ogolaanshe u helo isusoobax gudha degmadda Trollhätt...

27 Apr 20222min

Populärt inom Politik & nyheter

aftonbladet-krim
motiv
p3-krim
rss-krimstad
fordomspodden
flashback-forever
rss-viva-fotboll
svenska-fall
rss-sanning-konsekvens
aftonbladet-daily
svd-dokumentara-berattelser-2
spar
rss-vad-fan-hande
rss-krimreportrarna
rss-frandfors-horna
krimmagasinet
olyckan-inifran
grans
rss-aftonbladet-krim
dagens-eko