
Wararka maanta iyo Sweden
Rickard Andersson oo ku sugnaa iskuulka Risbergska weerarka ka hor. Cashuurta kastamka cusub ee Trump oo saameynaysa shirkado badan. Labo nin oo dhallinyaro ah oo loo xukumay weerar bam-gacmeed oo lag...
4 Apr 20252min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Dalka Kolombiya oo iibsanaya diyaarada dagaalka ee loo yaqaan Jas 39 Gripen. Shirkadda Volvo Cars ayaa ku qasbanaan doonta in ay gawaari ku sameeyso dalka Maraykanka. Tirada toogashooyinka ee ka dhaca...
3 Apr 20252min

Maanta iyo wararka radio Sweden
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Xukuumadda Iswiidhen ayaa 500 milyan oo karoon ku maalgelinaysaa daryeelka gaarka ah ee maskaxda. Wiil da'diisu ka hooseeyso 15 sanno oo loo xiray isku day dil. Haw...
2 Apr 20252min

Maanta iyo wararka radio Sweden
Maanta iyo wararka radio Sweden Degmada Västerås, oo aan dooneyn inay joojiso adeegsiga qalabka dijitaalka ah ee dugsiga xannaanada. Eedeysan 20 jir ah Iswiidhish oo a dacwad loogu soo oogay magaalada...
1 Apr 20252min

Maanta iyo wararka radio Sweden
Xisbiyada Tidö oo doonaya inay mamnuucaan guurka ilma adeerka/abti. Nin 26 jir ah oo qirtay in uu in dilay haweenay 60 jir aheyd oo ka shaqeeneysay dukaan cuntada iibiya. Kooxaha Xeegada ee Bandhiga e...
31 Mars 20252min

Wararka maantay ee Raadiyaha Iswiidhan
Waxaa xalay dab ka kacay masaajidka Dalaberg ee Uddevalla. Wasaaradda Arrimaha Dibadda , ayaa dadka ku sugan dhul gariirka Koonfur Bari Aasiya ku boorinaysa in eey dadkooda la xariiran. Nin 18 jir ah ...
28 Mars 20252min

Wararka maantay ee Raadiyaha Iswiidhan
Nin ku nool Örebro,ayaa helay ogolaansho inuu ku sii nagaado Iswiidhan. Dadka ku kaca xadgudubyada waaweyn ee gaadiidka oo mustaqbalka weyn kara shatiga Yurub oo dhan. Suqiyadda alaabta la isticmaalay...
27 Mars 20252min

Wararka maantay ee Raadiyaha Iswiidhan
Tirada hawlgallada xag-jirnimada midigta ee Iswiidhan ayaa si yar u kordhay. Laga soo bilaabo 15-ka Abriil, waxaa jiri doona mamnuucid waraabin ah dhanka Gotland. Qof Iswiidhish ayaa shalay fiidkii ku...
26 Mars 20252min






















