Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

22 bog ayaa si sharci darro ah loogu iibinayaa dawooyin Xukuumadda oo doonaysa in baarlamanka loo yeero xagaaga Wiil aan qaangaarin oo la qabtay kadib qarax ka dhacay Haninge

Avsnitt(1000)

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Iskuulka Islamiska ee ku yaalla magaalada Växjö oo maanta ay soo wajahday hanjabaad. Nin iyo naag 20-meeyo jir ah ayaa xabsiga loo taxaabay kadib markii looga shakiyay burburin dadweye iyo ku xad gudu...

18 Dec 20242min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Shalay ayaa qof loo xiray tuhun dil ah kadib markii haweeney dhaawac ah lagu arkay meel banaan ah ee nawaaxiga Märsta fiidnimadii axaddii. Haweeney 30-meeyo jir ah oo xalay ku dhaawacantay toogasho ka...

17 Dec 20242min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Haweeney 30 jir ah ayaa fiidnimadii axaddii laga helay nawaaxiga Märsta ee waqooyiga magaalada Stockholm iyadoo dhaawac xun loo geeystay. Nin 74 jir ah ayaa lagu xukumay xabsi daain, ka dib markuu san...

16 Dec 20242min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Qorshe cusub oo lagu yareynayo cunsuriyadda. 200 oo qof ayaa habeen iyo maalin ka shaqeynayey dayactirka waddada xadiidka Malmbanan. Kirismaska cad oo ku yar koonfurta laakiin ku badan nawaaxiga waqo...

13 Dec 20242min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Tuhunkii la xirriiray kufsiga ee lagu soo eedeyey ciyaaryahanka kubada cagta ee Kylian Mbappé oo la baa bi'iyey.Sicir bararka ayaa bishii Nofeembar kor u kacay 1.8 ...

12 Dec 20242min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Guud ahaan kala bar qashinka cuntadaSweden wuxuu ka yimaadaa qoysaska. Laba wiil oo aan qaangaarin oolagu qabtay magaalada Malmö. Shirkadda lacag waarididda ee Klarna oo lagu ganaaxay lacag nus bilyan...

11 Dec 20242min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Maxkamadda Sare waxay tijaabinaysaa in la masaafuriyo qof dambiile ah. Cudurka shuban-biyoodka jiilaalkaoo xilligiisii la gaaray. Qalalaasaha internetka ee nawaaxiga Västerbotten.

10 Dec 20242min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Go'aamada magan-galyo doonka Suuriya oo hakad la geliyey 15-jir gabar ah oo loo haysto dilka gabar ay isku da' yihiin 4-jir wiil ah oo dhintay ka dib shil ka dhacay dugsi xannaano Baaritaanka walxaha...

9 Dec 20243min

Populärt inom Politik & nyheter

motiv
rss-krimstad
aftonbladet-krim
p3-krim
flashback-forever
fordomspodden
rss-viva-fotboll
spar
svenska-fall
aftonbladet-daily
rss-sanning-konsekvens
rss-vad-fan-hande
rss-krimreportrarna
rss-frandfors-horna
kungligt
olyckan-inifran
svd-ledarredaktionen
dagens-eko
krimmagasinet
rss-flodet