
Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Labo nin oo Swedish ah ayaa la sheegay in lagu xukumay dil dalka Ciraaq. Iskuul ku yaal Malmö ayaa jabiyay sharciga takoorka. Barasaabka gobolka Kronoberg Maria Arnholm ayaa sheegtay in ay xog khaldan...
13 Juni 20242min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Suuqa shaqada ayaa la filayaa inuu sii wiiqmo 2024. Shabakadaha dembiileyaasha Sweden ayaa ah khatarta u ah dunuubtaugu waaweyn ee ka dhaca waqooyiga dalka Norway. Xisbiga Socialdemokraterna ayaa soo ...
12 Juni 20242min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
David lång oo ka tagay xilka xubinimada barlamaanka Iswiidhen. Xeer ilaaliye lagu soo oogay dacwad. Tirada wicitaanada Xarunta Macluumaadka Sunta ee ku saabsan curiyaha naytrojiin oxid NO2 ama lustgas...
11 Juni 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Wakaaladda canshuuraha iyo diiwaangelinta oo wax ka bedeli doonta nidaamkeeda diiwaangelinta.Boliiska oo hoos u dhigay baaristii shilkii ey ku geeriyoodeen laba waa...
10 Juni 20243min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Labo qof ayaa loo xidhay ka dib dilkii fanaankii rap-ka ee Gambelo. Shirkada tareenada SJ oo soo bandhigtey 200,000 tigidh xiliga xagaaga. Masraxa tiyaatarka kunguliga Opera oo lagu ganaaxay 3 milya...
7 Juni 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
10 qof oo dhaawac ka soo gaadhay ka dib markii gaadhiga ardaydu saarnayeen gidaarkiisu jabay. Nin rumaan la dhigay oo lagu tuhunsan yahay argagixisinimo. Qasriga boqorka oo joojiyey xafladii lagu qa...
5 Juni 20242min

Wararka maanta ee raadiyaha Sweden.
19 jir ayay maxkamadda degmada Ystad ugu xukuntay xukun xabsi daa'in ah dil uu geeystay. Ninkan ayaan qiran dembiga. Goobaha lagu dabaasho dalka ee biyahooduna tayada leeyihiin ayey tiradoodu kor u ka...
4 Juni 20242min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Will 17 jir ah ayaa lagu soo oogay tuhun dacwad la xidhiidha inuu laba habeen gudahood ku dilay saddex qof. Iskuul ku yaala Nörkopping oo loo xidhay sababo la xidhiidha cimilada. 13 000 oo kalkaaliye ...
3 Juni 20242min






















